BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Cabdi Wali Gaas oo Cisbitaal Dibadeed U Qaadaya Ex Wasiir Cali Sandule iyo Muuse Biixi oo Taladiisu Iskugu Soo Ururtay Ciilqab Iyo Calool Xumo
August 25, 2018 - Written by admin

Wasiir Ku xigeenkii hore ee maaliyadda puntland ibraahin warsame qawdhan ayaa daaha ka qaaday in madaxwaynaha dawladda puntland uu cadeeyay inuu cisbitaal dibadeed u qaadayo cali sandule oo ku xanuunsanaya magaaladda hargeysa kadib markii uu kornayl muuse biixi wacad ku maray inaanu bixinayn kharash laga sugayay in dawladiisu ku gayso cisbitaal dibadeed

Gaas-1

arintan ayaa muujinaysa gobonimadda cabdiwali gaas iyo gunimadda muuse biixi oo calool xumo iyo ciil qab ay xaajadiisu iskugu soo ururtay mudooyinkii u dambeeyay islamarkaana u muuqda mid rajo xumo kaga tagaya kursiga wakhti aan fogayn

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS