-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hambalyeeyey Madaxweynaha Jabuuti oo Dib Loo Doortay.
Hargeysa (BGM) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Iyo Shacbigiisa, Guushii Ay Ka Soo Hooyeen Doorashadii Madaxtinimada Ee Dalkaasi.
Madaxweynaha Jamhuuriya...
Saturday, April 10, 2021
-
Madaxweyne Geele Oo Markale Loo Doortay Madaxwaynenimadda Waddankaas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Jabuuti, ee maalintii jimcihii ka dhacday Jabuuti.
Madaxweyne Geelle, ayaa helay 96.77% codadka dadweynaha Jabuuti dhiibte...
Saturday, April 10, 2021
-
Xaaskii Proff Buubaa Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
Marwo Sabaax Cabdi Ibrahim oo ah Xaaska Siyaasiga Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Caawa Lagu xidhay Magaaladda Hargeysa.
Xukuumadda ayaan Weli Ka Hadal Xadhiga Marwo Sabaax ,waxaana xadhigeeda warbaahinta u xaqiijiyay sey...
Saturday, April 10, 2021
-
Musharax Xariir Xirsi Adar oo u sharaxan Shirguddoonka Golaha Wakiilada iyo Musharax Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo u taagan Maayarka Hargeysa oo Booyado Biyo ah gaadhsiiyay Dadweynaha Xaafada Qalax ee Hargeysa
Musharax Xariir Xirsi Adar iyo Musharax Cabdiqaaadir Iimaan Warsame oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa waxa ay usoo jeediyeen Dadweynaha Xaafada Qalax in ay doortaan cidii wax u qaban karta.
Sidoo kale Dadweynaha...
Friday, April 9, 2021
-
Jidka Dawladnimo Iyo Jidka Dawlad La’aanta” Qalinkii Wasiirka Warfaafinta Somaliya”
Jidka dowladnimada iyo jidka dowlad la’aanta.
Waxa Qoray Cismaan Dubbe, Wasiirka Warfaafinta Somalia
Todobaadkan dhammaaday waxa warbaahinta qaar la soo geliyey warar been abuur ah oo ku saabsan in Soomaaliya uu qaaliy...
Friday, April 9, 2021
-
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Fariin U Diray Ardayda U Fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga Ah.
Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka JSL Daa'uud Axmed Faarax waxa uu ardeyda fasallada 4-aad ee dugsiga sare ee u fadhiisan doona imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2020- 2021-ka kula talinayaa, in ay awooda sa...
Friday, April 9, 2021
-
Musharaxiinta Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaanka Qalax ee Caasimadda Hargeysa.
Musharaxiinta Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaanka Qalax ee Caasimadda Hargeysa.
https://youtu.be/PAaki0PdEUo
Axmed Aadan Rooble
Baligubadlemedia.com
Hargeysa/So...
Friday, April 9, 2021
-
Beelaha Axmed Cabdalle Iyo Reer Cali oo Soo Bandhigay Musharaxiintooda Wakiiladda Iyo Deegaanka Goboladda Maroodijeex Iyo Hawd.
Beelaha Axmed Cabdalle Iyo Reer Cali oo Soo Bandhigay Musharaxiintooda Wakiiladda Iyo Deegaanka Goboladda Maroodijeex Iyo Hawd.
https://youtu.be/WyKyEHw7TOw...
Friday, April 9, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka oo SOO Saaray Goobaha Kaadhka Codbixiyaha Laga Qaadanayo ee Gobolka Maroodijeex.
Halkee Ayey Dadkii Is diiwaan geliyey Ka qaadan doonaan Kaadhadhkooda Codbixinta Muddada Kordhinta ah ee 7da Cisho ah oo ka bilaabmaysa 4 Bisha April illaa 10 April.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 6, 2021
-
Guddoomiye Cirro Oo Masuuliyiin Cusub Xilal U Magacaabay.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna musharraxa Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6da April 2021ka magacaabay
1.Xoghayaha Horumarinta Maaliyadda ee xisbiga WADDANI.
2.Xo...
Tuesday, April 6, 2021
« Previous Page — Next Page »