BALIGUBADLE MEDIA
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Madbacadda Qaranka Ku Wareejisay Daabacaadda Manhajka Waxbarashada Dalka.
May 11, 2021 - Written by Ahmed ALI

“Afar boqol oo kun oo Carruur ah ayaa laga doonayaa Madbacadda Qaran in ay buugtooda Daabacaddo oo aan la waayey saddexda bisha July” Wasiir Toorno.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa daabacaada Manhajka qaranka ku wareejisay Madbacadda qaranka JSL.

Heshiiskan oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ayaa waxa si rasmi ah u kala Saxeexday Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Maareeyaha Madbacadda qaranka JSL.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS