“Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, Waxaan U Rajaynayaa In Ay Guul Weyn Ka Gaadhaan Doorashada” Guddoomiye Cirro”
May 13, 2021 - Written by Ahmed ALI
“Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, Waxa aan u rajaynayaa In Ay Guul Weyn Ka Gaadhaan Doorashada” Guddoomiye Cirro

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay Murrashaxiinta Xisbiga Waddani ee oa sharaxan Degmada Hargeysa, waxaanu yidhi “Waxa aannu xalay Xisbi ahaan kulan dardaaran iyo diyaar garow ah isugu jiray la qaadannay Murashixiinta rasmiga ah ee Xisbiga WADDANI uga tartami doona doorashada foodda inagu haysa ee kuraasta Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa.
Dhammaan Murashixiinta Xisbi WADDANI-na waxa aan u rejaynayaa in ay Guul weyn ka gaadhaan tartanka doorashada isku sidkan.”
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS