BALIGUBADLE MEDIA
Komishanka Doorashooyinka Oo Saaray Tiradda Guud Ee Codbixiyayaasha Doorashadda.
May 12, 2021 - Written by Ahmed ALI

Komishanka Doorashooyinka Oo Saaray Tiradda Guud Ee Codbixiyayaasha Doorashadda

Tirada dadka isu diiwaan galiyey in ay Codeeyaan, Tirada Degmo iska diiwaan gelisay iyo wadarta Guud ee dadka Gobollada dalka

Tirada isku diwaan galisay in ay codkeeda ka dhiibatao doorashada wakiiladda iyo Deeganka ee 31 May 2021. Waxa ay dhantahay.

1,065,847 Codbixiye, 2,709 Goobod, 855 Musharax, 22 Degmo, 6 Gobol = Somaliland.

1. Gobolka Awdal: 145,919
2. Gobolka Maroodijeex: 400,379
3. Gobolka Saaxil: 98,503
4. Gobolka Togdheer 205,591
5. Gobolka Sool: 103,832
6. Gobolka Sanaag: 111,623
DALKA 1,065,847

COMMENTS