BALIGUBADLE MEDIA
Aby Ahmed Oo Xadhiga Ka Jaray Waddo Cusub Oo Isku Xidhaysa Laba Magaalo.
May 9, 2021 - Written by Ahmed ALI

Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa Xadhiga ka jaray’ Wado cusub oo isku xidhaysa ‘Batu iyo Hawassa.

Wadadan oo dheerarkedu Yahay’ 92KM iyo 32M. ayaa muuhiim u ah’ isku socodka bulshada iyo Ganacsiga Dalka Ethiopia, Wadadan waxaa ku baxay Dhismaheeda Lacag dhan’ 6.3 Billion birr.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS