-
Xukuumadda Oo Laba Milyan Oo Dollar Ka Codsatay Ganacsatada Dalka
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka codsatay Ganacsatada dalka in ay lacag gaadhaysa laba Milyan oo dollar kaga qayb qaadato qorshe ay sheegtay in ay ku doonayso in ay ku soo iibiso tallaalka Cudurka COVID19, oo wakhtigan si weyn ugu f...
Tuesday, April 6, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Muddo Kordhin U Sameeyay Goobaha Kaadh Qaybinta Gobolka Togdheer.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Muddo Kordhin U Sameeyay Goobaha Kaadh Qaybinta Gobolka Togdheer
https://youtu.be/xxcNc7_OFHw
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 4, 2021
-
Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo Sheegay Inuu Iskaga Fadhiistay Arrimihii Siyaasadda.
Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo Sheegay Inuu Iskaga Fadhiistay Arrimihii Siyaasadda
https://youtu.be/QG9Tg_7Sr-M
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 4, 2021
-
Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Masuuliyiin Hore Madaxwaynuhu U Magacaabay.
Golaha wakiilada JSL ayaa maanta mid mid u ansixiyey Masuuliyiin dhawaan Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi magacaabay.
Masuuliyiintan ayaa kala ahaa
1. Saleebaan Warsame Guleed Wasiirka wasaarada Cadaalada JSL
2. Ma...
Sunday, April 4, 2021
-
Musharaxiinta Golaha Deegaanka Iyo Wakiiladda Gobolka Maroodijeex Yuusuf Siciid Iyo Cabdiraxmaan Dhoolo oo Kulan La Qaatay Haween Waynaha Deegaankooda.
Musharaxiinta Golaha Deegaanka Iyo Wakiiladda Gobolka Maroodijeex Yuusuf Siciid Iyo Cabdiraxmaan Dhoolo oo Kulan La Qaatay Haween Waynaha Deegaankooda.
https://youtu.be/16P5fwUZEfk
Axmed Aadan Rooble
Baligubadle...
Sunday, April 4, 2021
-
Axsaabta Somaliland oo Ku Loolamaysa Hanashadda Maayaradda Dalka.
Axsaabta Somaliland oo Ku Loolamaysa Hanashadda Maayaradda Dalka
https://youtu.be/gBbcCVFAZM0...
Saturday, April 3, 2021
-
Maamulka Puntland oo Caqabad Wayn Ku Noqotay Xukuumadda Farmaajo.
Maamulka Puntland oo Caqabad Wayn Ku Noqotay Xukuumadda Farmaajo
https://youtu.be/3uW5Km9yDX0
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 3, 2021
-
Golaha Wakiillada Oo Saaka La Soo Hor dhigayo Wax ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada Iyo Asxaabta Siyaasadda Iyo Qoddob Xasaasi Oo Lagu soo daray
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa la filayaa in maanta la hor geeyo warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Asxaabta Siyaasadda, kaas oo dhawaan Guddoomiyaha Golahaasi guddi u saaray.
Fadhiga Maanta oo s...
Saturday, April 3, 2021
-
Xildibaan Bidhi oo Ka Dayriyay Xaaladda Hogaamineed ee Dalka.
Dawlad waa tii dhaqalaha furfurta, isla markana suuqa ganacsiga xorta ah dhiiri gelisa. Hase yeeshe, maanta dhaqdhaqaaqi ganacsiigu wuu tagan yahay oo dad gaar ah ayaa loo xiidhay ganacsiigi. Tusaale ahaan, diyaradahi dalka iman j...
Friday, April 2, 2021
-
Musharaxiinta Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Iyo Golaha Wakiiladda Gobolka Maroodijeex Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Kormeer Wacyigalin ah Ku Sameeyay Deegaanadda bariga Gobolka Maroodijeex.
Musharaxiinta Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Iyo Golaha Wakiiladda Gobolka Maroodijeex Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Xariir Xirsi Adar oo Kormeer Wacyigalin ah Ku Sameeyay Deegaanadda bariga Gobolka Maroodijeex
https://y...
Friday, April 2, 2021
« Previous Page — Next Page »