BALIGUBADLE MEDIA
Eng Cabdiqaadir Iimaan Hadii Uu Kamid Noqdo Golaha Deegaanka Waa Shakhsiga Ugu Dhaw Inuu Noqdo Maayarka Caasimadda “Qalinkii Ustaad Hassan”
May 9, 2021 - Written by Ahmed ALI

Engineer cabdiqadir iimaan hadii uu kusoo baxo xildhibaanimada golaha deegaanka waa shakhsiga ugu dhaw uguna fursadaha badan inuu noqdo maayirka caasimada hargeisa sababahan soo socda:

1. Waa engineer taasoo u sahlaysa in baahiyaha iyo hawlaha caasimada looga baahan yhy inuu si fcn ula jaan qaado sida dhismaha wadooyinka tayeynta bilicda iyo qaabeynta caasimada

2. Waa masuul lasoo tijaabiyey oo hore usoo noqday gudoomiye qaran oo komishan doorasho lehna khibrad team work ah

3.waa shakhsi muxtarim ah oo afgaaban oo ay ka muuqato masuuliyad iyo deganaan badan lehna ethics kii masuuliyadeed

4. Wuxu ka sharaxan yahay xisbigii xukuumiga
aha xisbul xaakimkii oo fursado badan u
fududayn kara damaciisa maayirnimo

5. Cabdiqadir waa shakhsi isku wadi kara bulshada caasimada hargeisa

Qalinkii: Ustaad Hassan

COMMENTS