BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland Oo Noqotay Dalkii Afraad ee Afrika ee Lagu Hirgeliyo In Aad Moobilkaaga Ku Isticmaasho Simcard la’aan.
May 8, 2021 - Written by Ahmed ALI

Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel oo Daah-furtay adeegga Somtel e-Sim oo kuu suurtagelinaaya in aad moobilkaaga ku isticmaasho simcard la’aan.

p

Adeeggan ayey sheegeen Masuuliyiinta Shirkadda Somtel inuu yahay mid casri ah oo ka dhigaya Somaliland dalkii 4aad ee laga hirgeliyo guud ahaanba Qaaradda Afrika.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS