Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
Daraasad Cusub oo Ku Saabsan Covid 19 Iyo Bukaanadda Qalniinka U Baahda.
Daraasad Cusub oo Ku Saabsan Covid19 iyo Bukaanada Qaliinka U baahda. Waxa 5 cisho soo baxday diraasad ku saabsan Covid 19 positive cases iyo qaliinka oo lagu sameeyay 116 dawladood; oo ay ku jirto Somaliland iyo Somalia, waxa ...
Monday, March 15, 2021
Wasaaradda Isgasdhsiinta oo Amaro Is Burinaya Kasoo Saartay Taawar Cusub oo Laga Taagayo Degmadda 31-ka May.
Wasaaradda Isgaadhsiinta Oo Amarro Iska Soo Horjeeda Ka Soo Saartay Taawar Cusub Oo Laga Taagayo Degmada 31 May Dadweynaha Xaafad Ka Tirsan Degmada 31 May Oo Cabasho Ka Muujiyey Taawar Cusub Oo Laga Taagayo Xafadaas. Dadweyn...
Monday, March 15, 2021
Xisbiga Kulmiye oo Shaaciyay Liiska Musharaxiinta Xisbiga ee Gobolka Togdheer
Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray Liiska Murrashaxiinta Xisbigaasi ee Gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 15, 2021
Imaaraadka Carabta oo Wakiil Cusub Usoo Magacawday Somaliland Iyo Madaxwaynaha oo Ka Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Ayaa Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta k...
Sunday, March 14, 2021
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Guddi U Saaray Wax Ka Bedel Lagu Samaynayo Xeerka Furista Ururadda.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa guddi u saaray wax ka beddelka iyo kaabista Xeerka Ururrada iyo Asxaabta qaranka oo horyaalla Golahaasi. Guddidan ayaa la siiyay muddo toddobaad ah inay ku...
Sunday, March 14, 2021
Mukhtaar Xasan Diiriye oo U Tanaasulay Gudoomiyihii Hore ee Komishanka Doorashooyinka.
Mukhtaar Xasan Diiriye oo U Tanaasulay Gudoomiyihii Hore ee Komishanka Doorashooyinka. https://youtu.be/Mnu-lA2uWUg...
Sunday, March 14, 2021
Berbera: Madaxwayne Ku Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub oo ay Yeelatay Wakaaladda Biyaha Berbera.
Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey Wakaalladda Biyaha ee Magaaladda Berbera. Munaasib...
Thursday, March 11, 2021
Madaxwayne Danney oo Badalay Gudoomiyihii Degmadda Boosaaso
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladd...
Thursday, March 11, 2021
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Sheegay In Manhajka Dugsiyadda Sarre Lagu Dari Doono Barashadda Xifdiga Quraanka Kariimka Ah Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Sidan ka sheegay goob uu ka hadlaayay Waxaanu...
Thursday, March 11, 2021
Muddo Saddex Usbuuc Ah oo Ka Hadhsan Wakhtiga Xisbiyaddu Musharaxiintu Komishanka Doorashooyinka U Gudbinayaan Liisaska Musharaxiinta.
Saddex Toddobaad Oo Ka Hadhsan Wakhtiga Xisbiyadu U Gudbinayaan Liisaska Murrashaxiintooda Komishanka, Werwerka Xubnaha Sharaxan Iyo Asxaabta Oo Kala Saarista Kama Dambaysata Ku Mashquulsan Muddo saddex toddobaad ah, ...
Wednesday, March 10, 2021
« Previous Page
—
Next Page »