-
Xildhibaan Nacnac Oo Ka Hadlay Loolanka Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland
Xildhibaan Nacnac Oo Ka Hadlay Loolanka Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland
https://youtu.be/OQmAnUemmSo...
Tuesday, July 13, 2021
-
Doorashadda Somaliya Oo U Xayiran Khilaafka Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed.
Doorashadda Somaliya Oo U Xayiran Khilaafka Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed.
https://youtu.be/ymDC9HzsEfU...
Tuesday, July 13, 2021
-
Hargeysa Booliska Oo Qabtay Khamri Lasoo Galiyay Magalaadda
Hargeysa Booliska Oo Qabtay Khamri Lasoo Galiyay Magalaadda.
https://youtu.be/yiKD6m3yVHE...
Tuesday, July 13, 2021
-
Ogaada Dhallinyaro in aad Tihiin Keydka ugu Qaalisan Ee Dalka Qalinkii Xuseen Cali Nuur”
Waxa la yidhaa in jiritaanka dal halis uu galayo, haddii dhallinyarada aqoonta lihi ay faraha ka qaadaan u danaynta dalkooda iyo dadkoodaba. Dhallinyaronimadu waa shayga ugu qaalisan ee Ilaahay ku mannaystay qofka bani’aadamka a...
Tuesday, July 13, 2021
-
Qaar Kamida Dhalinyaradda Reer Berbera Oo Banaanbax Sameeyay + Waxa Ay Ka Mudaharaadayaan.
Qaar Kamida Dhalinyaradda Reer Berbera Oo Banaanbax Sameeyay + Waxa Ay Ka Mudaharaadayaan.
https://youtu.be/SGWci0fhfVM...
Tuesday, July 13, 2021
-
Loolanka Shirgudoonka Iyo Xisbiga Kulmiye.
Bam siyaasaddeed aan weli laga furin Biinka ayaa dhex yaalla kulmiye, haddii uu qarxo waxa dhici karta in Xubnaha Kulmiye ka soo baxay iyo kuwa Mucaaradka ee dhankooda u jan-jeedhaa kala yaacaan.
Arrintani waxay dhici karta...
Monday, July 12, 2021
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xidhitaanka Dufcaddii Saddexaad Ee Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca waqooyi-barri kaga be...
Monday, July 12, 2021
-
Biriijka Wayn Ee Hargeysa Oo Halis Ugu Jira Inuu Dumo Iyo Shacabka Oo Dhagaxaan Ku Guraya.
Biriijka Wayn Ee Hargeysa Oo Halis Ugu Jira Inuu Dumo Iyo Shacabka Oo Dhagaxaan Ku Guraya.
https://youtu.be/qqkfHgUv4vE...
Saturday, July 10, 2021
-
Raysal-wasaare Rooble Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jubaland.
Raysal-wasaare Rooble Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jubaland.
https://youtu.be/LsQp_VrgZRw...
Saturday, July 10, 2021
-
Xeeladdaha Kulmiye Ku Doonayo Shir-Guddoonka, Caqabadaha Horyaalla Oo Seejin Kara Inuu Ku Guuleysto Iyo Kaadhadhka Siyaasaddeed Ee Uu Ciyaarayo Oo Isu Qaban La’
Xisbiga haya talada Somaliland ee Kulmiye iyo Xukuumaddiisa, ayaa weli ku hawlan xeeladdo iyo farsamooyin siyaasaddeed oo ay ku doonayaan in ay ku hantaan Shirguddoonka golaha Wakiillada, iyaga oo si gaar ah geed dheer iyo mid gaa...
Saturday, July 10, 2021
« Previous Page — Next Page »