-
Cabdirisaaq Khaliif Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland.
Golaha Cusub Ee Wakiiladda Somaliland Ayaa fadhigoodii ugu horeeyay Ee Maanta Ku doortay inuu Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda noqdo Cabdirisaaq khaliif Axmed Oo Kasoo Baxay Xisbiga Muncaaradka ah Ee Waddani Waxaanu Ka Guulaystay Oo ...
Tuesday, August 3, 2021
-
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Doortay Shirgudoon Cusub
Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa goor dhawayd Doortay Saddexda xubnood Ee noqon doonaa Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland iyagoo ay Ku guulaysteen
Cabdirisaaq khaliif Axmed Gudoomiye
Siciid mire giire Gudoomiye K...
Tuesday, August 3, 2021
-
Maxaa Madaxwayne Muuse Biixi Ku Kalifay Inuu geed dheer Iyo Mid Gaabanba U Fuulo Helista Shirgudoonka
Aniga siday ila tahay 3 qodob baa u muhiimdsan.
1. Horta Madaxwaynuhu in hanaan dawladnimo oo Baarlamaanku xoryahay, maxkamadu sideeda u madaxbanaan tahay fulintuna gaartahay in la sameeyo oo la dhiso xisaabtiisa koowad iyo lab...
Saturday, July 31, 2021
-
Xildhibaan Fanax Oo Waddani Uga Soo Baxay Togdheer Oo Taageeray Faratoon
Xildhibaan Axmed Maxamuud (Fanax) oo Waddani uga soo baxay Burco kana soo jeeda beesha Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, ayaa taageeray Murrashaxnimada Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)
...
Saturday, July 31, 2021
-
“Madaxweyne iyo Guddoomiyeyaal ha ku bixinnina aduun loolanka aad ugu jirtaan hanashada shirguddoonka Golaha Wakiilada si aydaan u noqon kuwa Ilaahay nacdalay” Xildhibaan Sheekh Ku-caddeeye.
"Madaxweyne iyo Guddoomiyeyaal ha ku bixinnina aduun loolanka aad ugu jirtaan hanashada shirguddoonka Golaha Wakiilada si aydaan u noqon kuwa Ilaahay nacdalay" Xildhibaan Sheekh Ku-caddeeye
Waxa qoray Xildhibaan Sh. Axmed Dayib...
Saturday, July 31, 2021
-
Maxaa Wakhti Xaadirkan Keenay In Xukuumadda Somaliland Ku Dhawaaqdo Diyaaradda Fly Dubai.
Dawlada Somaliland ayaa shaacisay inay gacanta ku hayso hirgelinta hay’ad dowladeed oo qaabilsan faaf-reebka Buugaagta ay qoraan bahda Qalinleyda ah.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacygelinta Somaliland Sa...
Tuesday, July 27, 2021
-
Diyaaradda Fly Dubai Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Dib U Bilaabayso Duulimaadyadeedii.
Flydubai oo shaacisay wakhtiga ay si rasmi ah u bilaabi doono duulimaadyadii Hargeysa-Dubia iyo Dubia-Hargeysa
Omar Duale
...
Tuesday, July 27, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saxeexay Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa qallinka ku duugay Xeerka furista Ururrada Siyaasaadda ee Xeer 14 oo dhawaan ay ansixiyeen Golaha Guurtidu.
Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa la sheegay inuu toddobaa...
Tuesday, July 27, 2021
-
Xukuumadda Xilkii ka Qaaday Caaqil Reer Togdheer ah
Wasaarada arimaha Gudaha ayaa sheegtay inay xilkii ka qaaday Caaqil Nuur xaaji cabdilaahi Heetiye oo ka mid ahaa Cuqaasha Gobolka Togdheer.
Caaqilka ayaa dhawaan ka qayb galay caleemo Saar aanay Xukuumaddu ogolayn oo ka dhacay ...
Tuesday, July 27, 2021
-
Faratoon Marar Badanbuu Somaliland U Hiiliyay “Wasiirka Caafimaadka”
Faratoon Marar Badanbuu Somaliland U Hiiliyay "Wasiirka Caafimaadka"
https://youtu.be/G0orshyPhDk...
Friday, July 23, 2021
« Previous Page — Next Page »