BALIGUBADLE MEDIA
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha ARAB (Sawiro)
September 19, 2021 - Written by Ahmed ALI

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan daa’uud suldaan maxamed Suldaan Cabdiqadir Ayaa Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha ARAB suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

Munaasibadan hadhimo sharafeeda ah Oo Ka dhacday hotelka ambassador Ee magaaladda hargeysa ayaa Waxa Kasoo qayb galay baddi madaxdhaqameedka Kala duwan Ee Somaliland gaar Ahaan Gobolka Maroodijeex

COMMENTS