BALIGUBADLE MEDIA
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Ceel-baxay.
September 20, 2021 - Written by Ahmed ALI

Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo taliyayaasha Ciidmada qaranka iyo booliska ayaa ka hadlay xaalada deeganka ceelbaxay,

waxay sheegeen inaanu jirin khasaare xoogan oo ka dhacay deegaankaasi sidoo kale waxay xuseen inay xaalada deegaanku degan tahay ciidamo kala duwan ay gaadheen,

waxaanay warbaahinta u sheegeen sababta keentay shaqaaqo Kooban oo ka dhacday deeganka ceelbaxay oo hoos yimaada degmada Laasciidle.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS