|
wararka
-
Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay Curashadda Sanadka Cusub Ee Islaamka.
Madaxweynaha Somaliland ayaa Curashada Sannadka Islaamka 1443-ka (Hijiriyada) awgeed Hambalyo u diray Shucuubta Islaamka iyo Shacabka Somaliland.
Sidaana waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland oo...
Sunday, August 8, 2021
-
“Labada Xisbi ee Mucaaridka Ahi Waxa ay Muujiyeen In Ay Gaccanta Ku Haystaan Taagerada Aqlabiyada Shacabka ” Cabdiraxmaan Cirro”
“Labada xisbi ee mucaaridka ahi, waxa ay muujiyeen in ay gacanta ku haystaan taagerada aqlabiyada shacabka, waxaa cadaatay in shacabku isbeddel iyo isla xisaabtan u codeeyeen.
Waxaa marag-ma-doon ah in dalka taladiisa ay ho...
Saturday, August 7, 2021
-
Shir-guddoonka Cusub ee Golaha Wakiillada Oo Xilka La Wareegay
Shir-guddoonka cusub ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa xilkii kala wareegay shir-gudoonkii hore ee wakiilada.
Madaxda xisbiyada ayaa xaflada xilwareejinta ka soo qayb galay.
Xubnaha loo doortay Shir-guddoonka cusub ee ...
Saturday, August 7, 2021
-
“Anigu Laba Madaxwayne Ayaan La Shaqeey oo Labadaba Muran Ayaa Na Dhex Maray, oo Golaha Waa Naga Xidheen.” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro”
“Golihiina cusubi mucaarid ayaad tihiin muran xukuumadda ahina, waa imanayaa, anigu laba madaxwayne ayaan la shaqeeyoo Labadaba muran ayaa na dhex maray, labaduba golaha waa naga xidheen, hadana waanu wada shaqaynaynay”.
Gu...
Saturday, August 7, 2021
-
Agaasimihiii Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Is Casilay.
Agaasimihii Xarunta Dhexe ee Kulmiye oo is Casiley.
Agaasimihii xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa iska casilay xilkii agaasimenimo ee uu ka hayey Xisbigaasi.
Agaasimahan oo lagu magacaabo Caydaruus Aadan, ayaa sidan ku ...
Saturday, August 7, 2021
-
“Deegaanka la iga soo doortay ee Sool, gaar ahaan Degmada Caynabo, derajadeedu waxay ka mid tahay caqabadaha qaranka horyaalla.” Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi”
Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo ka mid ah Mudenayaasha cusub ee Golaha Wakiillada, ayaa ka hadlay xeerarka muhiim ah ee ay gole ahaan doonayaan marka ay shaqada bilaabaan in ay guddo galaan, oo wax ka qabtaan.
Xildh...
Saturday, August 7, 2021
-
Fadhigiii 77-aad Ee Golaha Wasiiradda Oo Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyadda.
Fadhigii 77aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Dooday Odoroska Miisaaniyadaha Sannadaha 2022 ilaa 2024
Fadhigii 77-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Som...
Friday, August 6, 2021
-
19 Sanno Ka Dib: Xaaladda KULMIYE, Jugtii u dambaysay ee Doorashadii Isku Sidkanayd Iyo Mustaqbalka Xisbigaas.
19 Sanno Ka Dib: Xaaladda KULMIYE, Jugtii u dambaysay ee Doorashadii Isku Sidkanayd Iyo Mustaqbalka Xisbigaas.
19 sanno ka dib, Xisbiga talada Somaliland ee Kulmiye, ayaa wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay doorashadii isku sid...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Sabab aan maanta yooyootan Xisbi u bilownaa ilama fiicna.” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Raabi
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Ibraahim Raabi, ayaa sheegay in aan loo baahnayn in yooyootan la bilaabo, Xilligan ay Xisbiga Guul darradu ka soo gaadhay doorashadii shir-guddoonka Wakiillada, waxaanu ku yidhi qoraal kooban oo u...
Wednesday, August 4, 2021
-
“Maamulka Cusub ee Dawladda Hoose ee Hargaysa waxa la gud-boon inay soo bandhigaan qorshahooda Lix billoodka ah si loo gula xisaabtami karo” Zakaria Ahmed
"Maamulka Cusub ee Dawladda Hoose ee Hargaysa waxa la gud-boon inay soo bandhigaan qorshahooda Lix billoodka ah si loo gula xisaabtami karo"
Waxaa qoray:- Zakaria Ahmed.
Maamulka Cusub ee Dawladda Hoose ee Hargaysa waxa la g...
Wednesday, August 4, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|