BALIGUBADLE MEDIA
Biyaha Qodan Ee Berbera
September 20, 2021 - Written by Ahmed ALI

BIYAHA QODAN EE BERBERA

Marka laga yimaado marinka caanka ah ee ay ku taalo Berbera ee Bada Cas iyo Gacanka Cadmeed, ayaa Berbera ay tahay bada kaliya ee biyaheeda ay ka dheeryihiin biyaha Djibouti ama biyaha kale ee gobolka.

Maraakiibta waaweyn ee Maraykanka iyo caalamka kale, ayaa aan ku soo xidhan Djibouti iyo badaha kale, sababta oo ah malaha biyo hoos u qodan ama ” deep water”.

Sida ku cad qoraalka hoose, ma jiraan wadan ku yaala Geeska Afrika, oo biyahooda ay u dheeryihiin sida biyaha gudaha ka fog ee Berbera.

Taas waxa ay siinaysaa Berbera faa’iido labaad oo aanay haysan wadamada kale ee ku yaala gobolka.

Qalinkii: Ahmed Adam

COMMENTS