|
wararka
-
Muxuu Dhigayey Heshiiska Lagu Baaqayo In Lagu Laabto ee Fursad U Ah Doorashada Somalia Ee La Galay 17 September 2020?
Isbeddellada iyo xiisaddaha Siyaasaddeed ka jira Somalia tan iyo dabaqaayadii sannadkii hore, ayaa kolba weji gelayey, iyada oo weli is marinwaa siyaasaddeed ka taagan qabashada doorashada Somalia.
Wada hadallo dhawr jeer l...
Tuesday, April 27, 2021
-
Wararkii U Dambeeyay ee Ku Aadan Rabshado Maanta Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho (BGM) Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka taagan tahay waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka , gaar ahaan qeybo ka mid ah degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid oo ka wada tirsan gobolka Banaa...
Monday, April 26, 2021
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliya oo Rabshado Ka Dhacay Muqdisho Ku Eedeeyay Isbahaysiga Muncaaradka.
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta somaliya cismaan abokor dubbe ayaa rabshado Galabta ka dhacay magaaladda Muqdisho Ku eedeeyay isbahaysiga muncaaradka Somaliya Wasiirka oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi:
"Is bahaysiga qaran ...
Monday, April 26, 2021
-
“Kuwa Rabshadaha Muqdisho Ka Masuulka Waa Lala Xisaabtami Doonaa” Danjiraha Midawga Yurub ee Somaliya”
Danjiraha Midawga yurub ee Somaliya ayaaWalaac xoogan ka muujiyay rabshadaha ka socda magaaladda Muqdisho ee caasimadda Somaliya waxaanu isagoo arrimahaas ka hadlaya yidhi:
“Aad ayaan uga walaacsanahay dhacdooyinka ka soc...
Monday, April 26, 2021
-
Warbixin Ka Hadlaysa Tiradda Haweenka Ka Sharaxan Xisbiyadda Iyo Xisbiga Ay Ku Badanyihiin.
Saddexda Xisbi Ee Somaliland Oo 13 Haween Ah oo u Dhiganta 5% U Sharaxay Doorashada Golaha Wakiillada
HAWEENKA IYO XISBIYADA: Murashaxiinta Baarlamaanka SL ee Doorashada 2021
SHARAXAAD KOOBAN:
Guddiga Doorashooyinka Somalilan...
Sunday, April 25, 2021
-
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye oo Ku Faanay Guulo Waawayn oo Ay Ka Gaadhayaan Doorashooyinka.
" Xisbiga KULMIYE sidii uu horeba ugu guulaysan jiray doorashooyinkii Somaliland ka dhacay, oo tii u dambaysay uu ku guulaystay 55%, waa in aynu maantanna ku guulaysanaa, waxa aan idinkula dardaarmayaa inaad guntiga dhiisha iskaga...
Sunday, April 25, 2021
-
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Farmaajo oo Walaac Ka Muujiyay Dhaqaale Xumo Lasoo Daristay Xukuumadda uu Ka Tirsanyahay.
Wasiirka Maaliyadda Dawladda wakhtigeedu dhamaaday ee Farmaajo ayaa Walaac xoogan ka muujiyay dhaqaale xumo lasoo daristay Dawladda uu ka tirsanyahay kadib markii qaadhaan bixiyayaashu ka joojiyeen dhaqaalihii ay siin jireen Wasii...
Sunday, April 25, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Casho-sharaf ku maamuusay murrashaxiinta goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka ee Gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag .
Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa casho-sharaf ku maamuusay murrashixiinta xisbiga ku meteli doonta doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag.
Munaasibadda casho-sha...
Sunday, April 25, 2021
-
Somaliland oo Qalabka Oxygenta Ugu Deeqday Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.
Somaliland oo Qalabka Oxygenta Ugu Deeqday Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia.
https://youtu.be/wsUE4poNYYY...
Saturday, April 24, 2021
-
Muddo Kordhinta Farmaajo Ayaa Ka Khatarsan Alshabaab “Taliyaha Africom”
Taliyaha Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa guddiga senete-ka ee arrimaha amniga u sheegay in caqabadda amni ee ugu weyn ee haatan ka jirta Soomaaliya aysan ahayn kooxda Al-Shabaab, balse ay tahay muddo korosig...
Saturday, April 24, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|