-
Golaha Wakiiladda Somaliland oo La Horkeenay Xeer Sahlaya In Xilka Laga Qaado Maayaradda Dalka
Golaha Wakiiladda Somaliland oo La Horkeenay Xeer Sahlaya In Xilka Laga Qaado Maayaradda Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 21, 2018
-
Maamulka gobolka Banaadir oo War ka soo saaray go’aankii ka soo baxay madaxweynaha
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow war ka soo saaray war saxaafadeedkii shalay ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, kaasoo looga hadlayay arrinta dhulka danta Guud iyo Ilaalinta Hantida Qaranka.
War Saxaafadeedka ayaa u dh...
Saturday, January 20, 2018
-
Khilaaf soo kala dhaxgalay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxtooyada Soomaaliya
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin odayaal iyo waxgaradka soo jeeda beellaha ku abtirsada gobolka Banaadir, kaddib wareegtidii dhawaan ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya ee lagu joojiyay iibi...
Saturday, January 20, 2018
-
Shaqadii Xukuumadda Maraykanka oo Joogsatay
Qeyb ahaan shaqadii Xukaamadda Maraykanka ayaa xalay saqdii dhexe joogsatay, kadib markii aqalka Senate-ku uu ku guuldareystay inuu meelmariyo miisaaniyad cusub oo KMG ah oo socon doonto ilaa 16-ka bisha danbe.
Wadaxaajoody...
Saturday, January 20, 2018
-
Gudoomiye Jawaari oo Go’aan Deg deg ah Ka soo Saaray Meeqaamka Gobolka Banaadir
Guddoonka golaha shacabka oo fadhi deg deg ah ka yeeshay khilaafka soo kala dhaxgalay maamulka gobolka Banaadir iyo xukuumadda ayaa sheegay in go’aan ka gaarista maqaamka gobolka Baanaadir tahay awood u gaar ah labada Aqal ee da...
Saturday, January 20, 2018
-
” Xeerkii Booliska Bari Baa La Dhaqan Galinayaa Oo Faafintii Ku Soo Baxayaa”….Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Somaliland
Ku Xigeenka Qaryaqaanka Guud Ee Somaliland Md Xuseen Maxamed Jaamac (Balal) ayaa ka hadlay dhaliilo ugu yimi qaar ka mida Qareenada Madaxbanaan Ee Somaliland Oo DHawaan ku Eedeeyay in Xafiiska Garyaqaanka Guud Ka Hor Taaganyahay a...
Saturday, January 20, 2018
-
Madaxweyne Muuse Muuxu Ka Yidhi Safaradii Jabuuti, Itoobiya Iyo Wada Shaqaynta Saxaafada
Madaxweyne Muuse Muuxu Ka Yidhi Safaradii Jabuuti, Itoobiya Iyo Wada Shaqaynta Saxaafada
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 20, 2018
-
Wasiirka Warfaafintu Agnaan Ayuu Ka Yahay Shuruucda Waddanka”Xildhibaan Qabile”(Daawo)
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa Sheegay in Wasiirka Warfaafintu agnaan ka yahay shuruucda waddanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 20, 2018
-
Madaxweyne Sisi Oo Markale U Tartamaya Madaxtinimada Masar
Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah al-Sisi ayaa xaqiijiyay in uu doonaayo inuu u tartamo doorashada xigta ee dalkaaai.
Doorashadaasi ayaa noqon doonta tii saddexaad ee ka dhacda dalka Masar idii 3-dexaad ee tan iyo markii uu kacdo...
Saturday, January 20, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi oo Afka Furtay Kana Hadlay Arrimo Doora (Daawo)
Madaxwaynaha Soamliland mudane muuse biixi cabdi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay hargeysa ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo arrimo kale oo badan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 20, 2018
« Previous Page — Next Page »