BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Muuse Biixi oo Xaalkeedu Iskugu Biyo Shubtay Caydhinta Shaqaalaha Dawladda + Shaqaalaha Madaarka oo Afka Furtay (Daawo)
January 23, 2018 - Written by admin

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maalintii shalay aheyd ay shaqada ka dareerisay 113 qof kuwaas oo ka shaqeynaayey wasaarada duulista

xasan madaar

Shaqaalahan oo qaar ka mid ahi warbaahinta la hadleen waxaa ay nasiib daro ku tilmaameen in xukuumadii Kulmiye ay ka dareeriso shaqada iyaga oo waliba mudadii ay shaqeynaayey qaadanaayey mushahar aad u yar oo $100 ah , waxaana ay carabka ku dhufteen in ay filanaayey in lacagta loo kordhin doono

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS