BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dekedda Hobyo
January 23, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor oo maanta ah garay degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

hobyo

Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay dekeda ay yeelaneyso degmada Hobyo, taasoo ah deked istiraatiiji ah.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay waddo isku xirta Hobyo iyo Caabud-waaq, taasoo noqon doonta Kastamka.

In dib u dhig lagu sameyo dekedda Hobyo waxaa ay wax wey ka tari doontaa dhaqdhaaqa ganacsi ee bartamaha Soomaaliya iyo dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ay isku xiri doonto dekedda.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS