-
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta Caalamiga Ah ee CGTN
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta Caalamiga Ah ee CGTN
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 19, 2018
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadlay Nooca uu Noqon Doono Xidhiidhka Ka Dhaxayn Doona Saxaafadda Iyo Xukuumaddu.
Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo ayaa ka hadlay wada shaqaynta uu damacsan yahay inuu la yeesho saxaafada madaxa banaan.
Wasiir Guribarwaaqo oo ka hadlayey kulan tababar ah oo loo soo xidhayey hogaa...
Friday, January 19, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay degmada Guri-ceel
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusa-Mareeb.
Wafdiga madaxweyn...
Friday, January 19, 2018
-
Ra’isulwasaaraha Dalka New Zealand oo Sheegtay in ay uur Leedahay
Ra'isulwasaaraha dalka New Zealand gabadha lagu magacaabo Jacinda Ardern iyo seygeeda Clarke Gayford ayaa sheegay in ay ilmo filayaan bisha June ee soo socota, waxaana la rajaynayaa in ay qaadato fasax lix todobaad ah.
Fari...
Friday, January 19, 2018
-
Dhacdooyinka Dunidda Iyo Nin Ku Taajiray Saacado Gudahood
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyaneer saacado gudahood, kadib markii shirkadaha waaweyn ee dalka Japan ay saami badan ka iibsadeen shirkadiisa aadka u kobcaysa.
Shir...
Friday, January 19, 2018
-
Puntland oo Markii Ugu Horaysay Dawladda Somaliland Ugu Yeedhay Maamulka Jeegaanta Iyo Hanjabaaddo Culus oo ay Hawadda U Soo Marisay (Daawo)
Puntland oo Markii Ugu Horaysay Dawladda Somaliland Ugu Yeedhay Maamulka Jeegaanta Iyo Hanjabaaddo Culus oo ay Hawadda U Soo Marisay (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 19, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Amar Culus Ka Soo Saaray Bixinta Dhulka Danta Guud
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa soo bandhigay warwarka uu ka qabo in lagu xad gudbo dhulka danta guud ah.
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlaya ilaalinta dhulka danta guud ayaa wa...
Friday, January 19, 2018
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxwaynaha Masar oo Kulan Wada Xaajood ah Ka Yeeshay Xaaladda Webiga Niilka
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa gaadhay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa dalkaasi Abdel Fattah El Sissi.
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Des...
Thursday, January 18, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalkii Kala Qaybinta Iyo Qobqobku Ku Dheehnaa ee Suldaan Xasan
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalkii Kala Qaybinta Iyo Qobqobku Ku Dheehnaa ee Suldaan Xasan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 18, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Safar ay Maalmo Ugu Maqnaayeen Dalka Dibadiisa Ka Soo Laabtay (Daawo)
Madaxwayne Muuse Biixi iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo Safar ay Maalmo Ugu Maqnaayeen Dalka Dibadiisa Ka Soo Laabtay (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 18, 2018
« Previous Page — Next Page »