-
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay howlaha dib-u-heshiisiinta Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada Gobalka Galguduud dadaalk...
Thursday, January 18, 2018
-
Shirweynaha dhameystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna oo ka furmay Dhuusa-Mareeb
Guddoomiyaha guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in uu furmay shirweynaha dhimeystirka heshiiska labada dhinac oo maalmihii ugu danbeeyay qaban-qaabadiisa laga ...
Thursday, January 18, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi oo Wali Ku Guda Jira Socdaalkiisii uu Ku Marayay Mandaqadda Geeska Afrika
madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa wali ku guda jira socdaal uu maalmihii u dambeeyay ku marayay dalal ka tirsan mandaqadda geeska afrika
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 18, 2018
-
Maraykanka oo Qarka u Saaran Qalalaase Miisaaniyadeed
Dowladda Maraykanka ayaa qarka u saaran in uu qabsado qalalaase weyn oo xagga miisaaniyadda ah xili xildhibaanada labada aqal iyo Aqalka Cad ay isku hayaan meelmarinta miisaaniyadda xilliga dhexe ee Maraykanka.
Xildhibaanad...
Thursday, January 18, 2018
-
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Xanaf Iyo Kala Qaybin Dhaliyay oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Xanaf Iyo Kala Qaybin Dhaliyay oo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 18, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Durba Qorshe Beelaysan Ka Dhex Istaadhay Wasaaradda Iyo Balanqaadkii Madaxwayne Muuse Biixi oo Meesha Ka Baxay
wasiirka maaliyadda somaliland ayaa durba bilaabay inuu cadaalad darro iyo eex ka dhex istaadho wasaaradda uu maamulo ee maaliyadda waxaanu durba markii uu la wareegay maamulka wasaaradda bilaabay inuu qabyaalad iyo cunfi ka dhex ...
Wednesday, January 17, 2018
-
Wasiirka Daakhiliga oo Waarano U Jaraya Salaadiinta Jeegaan Diidka Xilli uu Bulshadda Ku Daawanayo Salaadiinta Jeegaamaysan ee Bulshadda Kala Qaybinaysa.
Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Waaran Loo Jaray ayaa ku baaqay in la xidho Boqor Buurmadow iyo Suldaan Xasan. Suldaane Cune ayaa dhawaan ka jawaabay hadallo ku saabsan isbahaysi beelood siyaasi ah oo uu Suldaanka guud ee Jeegaantu ...
Wednesday, January 17, 2018
-
Xukuumada Madaxweyne Biixi Waxaan Uga Digayaa Inay Warbaahinta Madaxa Banaan Cabadhusio.”Xil Maxamed Xuseen Cige”
Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumadda ee ah madax taabashada iyo diiwaangelinta shaqaalaha dawladda.
Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige oo u waramay warge...
Wednesday, January 17, 2018
-
Suldaan Cunaaye oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii jeegamaysnaa ee Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Suldaan Cunaaye oo Si Adag Uga Jawaabay Hadaladii jeegamaysnaa ee Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 17, 2018
-
Maamulka Puntland oo Somaliland Ku Eedeeyay Falal Argagaxisanimo
Iyadoo dhawaan ciidamo ka tirsan Somaliland la wareegeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa sii kordhaya hanjabaado iyo Warar xambaarsan dhiill colaadeed oo ay hawada isku-marinayaan Puntland iyo Somaliland.
Wasii...
Wednesday, January 17, 2018
« Previous Page — Next Page »