|
wararka
-
Mareykanka iyo Canada oo ku baaqay in la dhaqangaliyo cunaqabataynta Kuuriyada Waqooyi
Wasiirka arrimaha dibadda Canada Chrystia Freeland, oo marti galisay shirkan oo ka dhacay Vancouver, ayaa sheegtay in aysan iska indha tiri Karin iyada oo khatarta Niyukleerka Kuuriya Wuqooyi ay sii kordhayso.
Dhigeeda Mare...
Wednesday, January 17, 2018
-
Suxufiyiin lagu xidhay magaalada Laascaanood
Sadex ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Sool ayaa ciidanka Boolisku xidheen, qaar kalena in la raadinayo ayay sheegeen.
Suxufiyiintan oo qaarkood la siidaayey ayaa lagu eedeeyey in ay qabanqaabiyeen tebiyeena tartan ci...
Wednesday, January 17, 2018
-
Cali Warancadde oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Talaabo Ka Qaado Salaadiinta Jeegaamaysan ee Dalka Fawdada Ku Wadda
Cali Maxmed Waran-cadde wasiirkii Hore ee arrimaha Gudaha Somaliland oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay waxa uu Ciidamada Ammaanka iyo Xukuumadda u soo jeediyay in Tallaabo laga qaado Salaadiin iyo Siyaasiyiin uu sheegay in Bulsh...
Wednesday, January 17, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi iyo Waftiguu Hogaaminayay oo Gaadhay Adis-ababa + Soo Dhawayn Balaadhan oo ay Kala Kulmeen Madaxda Dalkaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Addis-ababa ee Bole International Airport, waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa ...
Tuesday, January 16, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Waxwayn Ka Badalay Saxmadii Iyo Buuqii Ka Dhalan Jiray Safaradda Madaxwaynayaasha ee Dalka (Daawo)
Madaxwayne Biixi oo Waxwayn Ka Badalay Saxmadii Iyo Buuqii Ka Dhalan Jiray Safaradda Madaxwaynayaasha ee Dalka (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 16, 2018
-
Fanaan Caan ah oo Sheegay In Sooraan Hees Tafaaful ah U Dhiibay, Sooraan oo Iska Difaacay Eedaymahaas Iyo Fanaankan oo Ka Shifay Magaca ….. (Daawo)
Fanaan Caan ah oo Sheegay In Sooraan Hees Tafaaful ah U Dhiibay, Sooraan oo Iska Difaacay Eedaymahaas Iyo Fanaankan oo Kashifay Magaca .... (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 16, 2018
-
Itoobiya oo sii deysay hogaamiyaha Oromo Federalist Congress
Itoobiya ayaa daaqada ka tuurtay kiis ka dhan ahaa hogaamiye ka tirsan mucaaradka oo la xiray sand ka hor.
Siideynta hogaamiyaha Oromo Federalist Congress, Merera Gudina, ayaa ka mid ahaa waxyaabihii ugu waawaynaa ee ay dalbana...
Tuesday, January 16, 2018
-
Madaxweynaha Turkiga “Maraykanka waxa uu abuurayaa urur argagixiso”
Dowladdaha qeybta ka ah isbahaysiga ku lugta ku leh dagaalka sokeeye ee dalka Suuriya ayaa kasoo horjeedsaday qorshe cusub oo uu Maraykanka ku doonayo in xudduuda Suuriya iyo Turkiga uga hirgaliyo ciidammo gaaraya 30 kun oo ka tir...
Tuesday, January 16, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo saacadaha soo socda ku wajahan Dhuusa-Mareeb
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo socdaal dhulka ah ku ma...
Tuesday, January 16, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Safar Ugu Baxay Ethiopia + Xogaha Ku Aadan Safarkiiisa
madaxwaynaha somaliland mudane muuse biixi cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka ethiopia madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa martiqaad rasmiya ka helay madaxda sarsare ee dawladda ethioipia isagoo safa...
Tuesday, January 16, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|