-
Fannaanadii Weyneyd ee Hoballada Waabari Qadiijo Cabdullaahi Daleys oo ku geeriyootay Canada
Waxaa dalka Canada magaalada Toronto ku geeriyootay Allaha u naxariistee Fanaanaddii Weyneyd ee Hobolada Waabari Qadiijo C/llaahi Daleys.
Fanaanadan ayaa muddooyinkii u dambeeyay xanuunsaneysay, waxaana la sheegay inay ...
Monday, January 15, 2018
-
Raysal Wasaaraha Dawladda Somaliya oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayay Amniga Qaranka Somaliya
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Amniga Qaranka oo lagu gor-feynayay xaaladda amaan ee dalka, Xoojinta xiliga kala guurka iyo Wadashaqeynt...
Monday, January 15, 2018
-
Marwo Faaduma Siciid Oo Eedaymo Culus Usoo Jeedisay Maayirka Hargeysa (Daawo)
Lataliyaha Arrimaha dibadda ee Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid ayaa ku eedaysay Duqa Caasimadda Hargeysa Md.Cabdiraxmaan Soltelco in u sifo sharci darro ah ku iibayay wado isku xidha xaafadaha sh...
Monday, January 15, 2018
-
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas oo Ka Hor Yimid Qorshe Uu Madaxweynaha Maraykanku Wato
Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas, oo hadal ka jeedinayey shirka hogaanka Falastiiniyiinta oo ka arinsanayay sida ay uga fal celinayaan go'aanka Maraykanku ugu soo rarayo safaaradiisa magaalada Qudus, ayaa aad u dhaliilay m...
Monday, January 15, 2018
-
Madaxweyne Biixi oo La Kulmay Ururada Bulshada Rayidka Ah Iyo Qaybo Ka Mid Ah Ururada Xirfadlayaasha
-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu waheliyo Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta 15/01/2018 qasriga Madaxtooyada shir muhiima kula yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee ka hawlgala Som...
Monday, January 15, 2018
-
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo Golaha Wakiiladda Ka Hor Akhriyay Khudbadiisa Ku Aadan Waxqabadka uu Soo Kordhin Doono
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Somaliland oo Golaha Wakiiladda Ka Hor Akhriyay Khudbadiisa Ku Aadan Waxqabadka uu Soo Kordhin Doono
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 15, 2018
-
Wasiirka Cusub ee Cadaaladda Somaliland oo Ka Hadlay Waxqabadada Cusub ee uu Ku Soo Kordhin Doono Wasaaradda (Daawo)
Wasiirka Cusub ee Cadaaladda Somaliland oo Ka Hadlay Waxqabadada Cusub ee uu Ku Soo Kordhin Doono Wasaaradda (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 15, 2018
-
Xoghayaha Fulinta Oo Ku Dhaqaaqay Horumar Kana Hadlay Sariibad Dhismaheedu Socdo
Xoghayaha Fulinta Oo Ku Dhaqaaqay Horumar Kana Hadlay Sariibad Dhismaheedu Socdo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 15, 2018
-
Xoghayaha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Xildhibaanada Ka Hor Akhriyay Aqoonta Ay Leeyihiin Wasiiradda Cusubi
Xoghayaha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Xildhibaanada Ka Hor Akhriyay Aqoonta Ay Leeyihiin Wasiiradda Cusubi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 15, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo Dhagax Dhigay Waddada Xidhiidhisa Gaalkacyo iyo Hobyo
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta meel fagaaro ah kala hadlay bulshada ku dhaqan Koonfurta magaalada, isaga oo ku booriyay in nabada laga shaqeeyo.
...
Sunday, January 14, 2018
« Previous Page — Next Page »