Gudoomiye Jawaari oo Go’aan Deg deg ah Ka soo Saaray Meeqaamka Gobolka Banaadir
January 20, 2018 - Written by admin
Guddoonka golaha shacabka oo fadhi deg deg ah ka yeeshay khilaafka soo kala dhaxgalay maamulka gobolka Banaadir iyo xukuumadda ayaa sheegay in go’aan ka gaarista maqaamka gobolka Baanaadir tahay awood u gaar ah labada Aqal ee dalka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS