-
Wakhtigii Ololaha Muuse Wuxuu Nagu Eedayn Jiray Somaliwayn Imikana Habeenkii Muuse Ma Seexdo Ilaa uu Farmaajo La Hadlo Cabdiraxmaan Cirro (Daawo)
Wakhtigii Ololaha Muuse Wuxuu Nagu Eedayn Jiray Somaliwayn Imikana Habeenkii Muuse Ma Seexdo Ilaa uu Farmaajo La Hadlo Cabdiraxmaan Cirro (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 22, 2018
-
Dagaal Siyaasiya oo Ka Dhex Qarxay Gudaha Jeegaanta, Maxamuud Xaashi oo Dhaqaale Ku Dagaalamaya Iyo Muuse Biixi oo U Muuqda Mid Awoodiisa La Daciifiyay.
dagaal adag oo siyaasiya ayaa xubno ka tirsan wasiiradii hore ee beesha siilaanyo ku fureen madaxwaynaha somaliland iyo xukuumadiisa cusub xubnaha dagaalkan abaabulay islamarkaana dhaqaalaha xadiga badan ku bixinaya waxa kamid ah ...
Sunday, January 21, 2018
-
Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Ujeedada Socdaal uu Ku Tagay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Awdal (Daawo)
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka hadlay ujeedada safar uu ku tagay gobalka Awdal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Sunday, January 21, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Ku Dagaalamaya Deegaanka Dararwayne ee Degmadda Ceel-afwayn
Hargeysa (BGM) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed oo culus u diray beelaha ku dagaalamay deegaanka Dararweyne ee degmada Ceel Afweyn.
Madaxweyne Muuse Biixi oo goor dhawayd soo saaray b...
Sunday, January 21, 2018
-
Khasaare Naf Iyo Maalba leh oo Ka Dhashay Dagaalo Markale Ka Cusboonaaday Deegaanka Dararwayne ee Gobolka Sanaag
Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ku dhex maray laba beelood oo halkaasi wada daga.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalku uu socday saacado badan, waxaanu til...
Sunday, January 21, 2018
-
Cabdisalaan Hereri oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeeshay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti (Daawo)
Cabdisalaan Hereri oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeeshay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 21, 2018
-
Nuxurka War Murtiyeed Ay Bulshada Gobolka Banaadir Ka Saareen Mustaqbalka Siyaasiadeed Gobolkaas
Nuxurka War Murtiyeed Ay Bulshada Gobolka Banaadir Ka Saareen Mustaqbalka Siyaasiadeed Gobolkaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 21, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Ku Dhex Asqaysan Hawlaha Wasaaradda Iyo Ciyaartoygii Ku Ciyaari Jiray Magaca Wasaaradda oo uu Sharci Darro Ku Kala Diray.
Wasiirka cusub ee wasaarada horu marinta maaliyada somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa go’aan ku gaadhay inuu kala diro kooxda kubada cagta ee ku ciyaarta magaca wasaaradaasi.
Kooxda ku ciyaarta magaca wasaarada horu mar...
Sunday, January 21, 2018
-
Degdeg: Madaxweyne Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Iyo Ku Xigeenadiisii, Masuuliyiin Cusubna Magacaabay
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Banaadir iyo ku xigeenadiisii.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu shaaciyey xil ka qaadista masuuliyiinta gobolka B...
Sunday, January 21, 2018
-
Qiso Cajiiba oo Ka DhacdayXafiiska Hanti Dhawrka Qaranka + Hanti Dhawrihii Hore Ee Shaqada Laga Eryay oo Dib Ugu Soo Laabtay Xafiiska iyo Khilaafka Adag oo Ka Taagan
Hanti-Dhawrihii hore ee Shaqada laga eryay dhawaan Siciid Saleebaan Mire ayaa Doraad si kedis ah dib ugu soo laabtay Xarunta Xanti Dhawrka Qaranka Somaliland waxaana uu sheegtay inuu Wali Xafiiskaasi Shaqo ka hayo oo aanu ka tagin...
Sunday, January 21, 2018
« Previous Page — Next Page »