|
wararka
-
Sacad Cali Shire oo Ka Hadlay Ciidamo Imaaraadku U Tababarayo Somaliland Kana Muquurtay ka Hadalka Xaqul Qalinkii Kornayl Biixi Ku Saxeexay Saldhiga
Sacad Cali Shire oo Ka Hadlay Ciidamo Imaaraadku Utababarayo Somaliland Kana Muquurtay ka Hadalka Xaqul Qalinkii Kornayl Biixi Ku Saxeexay Saldhiga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Saturday, March 17, 2018
-
“Itoobiya Waxay Tageersantahay Midnimada Iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya Heshiiska DP World-na Waa Ganacsi Kaliya”. Dawladda Itoobiya
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Debadda ee Dalka Itoobiya Meles Alem ayaa sheegay in heshiiska ay wada saxeexdeen Itoobiya, DP World iyo Somaliland ee dekadda Berbera aanu wax shaqo ah ku lahayn xaaladda Siyaasadda ee Soomaaliya, i...
Saturday, March 17, 2018
-
Mulkiilaha Shirkada DP World oo Ka Hadlay Go’aankii Barlamaanka Somalia Ku Mamnuuceen Shirkadiisa.
Guddoomiyaha Shirkadda Imaaraadka carabta laga leeyahay ee DP World, Sultan Bin Sulayman, ayaa shaaciyey inay shirkadiisu sii wadi doonto maalgashiga Somaliland sannadkan 2018ka, waxaanay qayb ka tahay 1.4 Bilyan Doo...
Friday, March 16, 2018
-
Sucuudiga oo MarkiI Ugu Horaysay Ku Hanjabay Inuu Nukliyeer Samaysanayo.
Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa ku goodiday in ay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay gobolka isku hayaan ay samaysato hubkaas.
Dhaxal sugaha boqortooyada Maxamed Bin Salmaan ayaa warbaahinta Maraykanka laga lee...
Friday, March 16, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Sheegay In Imaaraadku Ciidamo U Tobabarayo Somaliland
Dawlada imaaraadka carabta ayaa tababaraysa ciidamo u gaar ah ilaalinta amaanka oo ay somaliland leedahay, kuwaas oo qayb ka ah heshiiska saldhiga milatari ee laga hir gelinayo magaalada Berbera.
Wakaalada Wararka ee Reuter...
Friday, March 16, 2018
-
Sweden Oo Laga Abaabulayo Kulan Dhex Mara Trump Iyo Kim Jong Un
Wasiirka arrimaha dibadda Kuuriyada Waqooyi Ri Yong Ho, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan dalka Sweden, halkaas oo la filayo in laga abaabulo shir weyne ay suutagal tahay inuu dhexmaro madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo d...
Thursday, March 15, 2018
-
Aqalka Sare ee Somaaliya oo isku Raacay Xeerkii Dalka Lagaga Mamnuucay Shirkadda DP World
Xildhibaannada Aqalka sare ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen in shirkadda DP World aysan dalka Soomaaliya ka howlgali karin.
Waxaa ogolaaday xeerka 28 ka mid ah xildh...
Thursday, March 15, 2018
-
“Cabaashooyinka Ay Telesom Sheegtay Qaar Baan Goob-Joog Ka Ahaa Markii Aan Wasiirka Ahaa Oo Jira Ee Shirkadaha Ha Loo Cadaalad Sameeyo…” Siyaasi Geeljire
“Cabaashooyinka Ay Telesom Sheegtay Qaar Baan Goob-Joog Ka Ahaa Markii Aan Wasiirka Ahaa Oo Jira Ee Shirkadaha Ha Loo Cadaalad Sameeyo…” Siyaasi Geeljire
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 15, 2018
-
Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saaray Halis Soo Wajahday Biriishka Koowaad Ee Hargeysa
Gudidii dhawaan xisbiyada mucaaradka ah ee Waddani iyo Ucid ay u saareen baadhitaanka dawladaha hoose ee dalka ayaa baaq qaylo dhaan ah ka soo saaray biriishka Hargeysa ee weyn oo halis ku jira.
Yuusuf Kayse Cabdilaahi xogh...
Thursday, March 15, 2018
-
Indho Sarcaad: Shacabka Xuquuqdoodii La Dulmay ee Loo Tilmaamayo Farmaajo Iyo Muqdisho
somaliland ayaa markii ugu horaysay gashay marxalad khatar ah waxaanuu dalku gacanta u galay koox calooshood u shaqaystayaal ah oo leh heer madaxwayne ilaa wasiir.
ninkii sheeganayay madaxwaynaha dalka ayaa isagu isku badal...
Thursday, March 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|