-
Dawladda Djibouti Oo Sheegtay Inay La Yaabtay Wakhtiga Lagu Beegay Heshiiska Saddex Geesoodka Ah Ee Berbera –
Dawladda Djibouti ayaa cadaysay inaanay jeclaysan oo ay la yaabtay wakhtiga lagu beegay heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dekedda Berbera. Heshiiska ayaa la saxeexay laba maalmood ka dib markii ay Djibouti xidhiidka u jartay shi...
Tuesday, March 20, 2018
-
Golaha Wakiilada Somaliland oo Markale La Horkeenay Mooshin Xasaasi Ah.
Golaha Wakiilada Somaliland oo Markale La Horkeenay Mooshin Xasaasi A, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, March 20, 2018
-
Hirdan Ka Dhex Aloosan Kooxo Dilaaliina oo Kornayl Muuse Biixi Ka Ag Dhaw + Noocyada Qandaraasyada Ay Durbaba Isku Haystaan
Iyadoo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu mudo yar oo aan Afar bilood gaadhin uu hogaanka dalka hayay ayaa durba waxa isasoo taraya dhacdooyin yaableh oo ay caan ku ahayd Dawladii ka horaysay kuwaasi oo Umadda Nacsiiyay Dawladnima...
Monday, March 19, 2018
-
“Muuse Biixi Marka Wax Laga Sheego Maxey Reerkiisu dadka Ugu soo boodaan” Mujahid Ahmed Diyaar.
"Muuse Biixi Marka Wax Laga Sheego Maxey Reerkiisu dadka Ugu soo boodaan" Mujahid Ahmed Diyaar.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 19, 2018
-
Somaliland oo uu Ka Bilaabmay Dagaalkii Dhaqaaluhu + Beelaha Jeegaanta oo Albaabadda U Laabaya Ganacsiyadda Beelaha Kale.
dagaal xoogan oo ganacsi ayaa ka istaadhnaa mudooyinkii u dambeeyay gudaha somaliland taas oo gnacsato waawayn oo gaar ah lagu badhtilmaameedsanaayay.
shirkadaha la badhtilmaameedsanaayay ayaa waxa kamidah shirkadda telesom...
Monday, March 19, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Xaqul Qalinkii uu Ka Qaatay Imaaraadka Ugu Jawaabay Dawladda Qadar
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeeyay dowladda Qatar in ay ka soo horjeedo heshiiska dhaxmaray shirkadda DP World iyo Somaliland.
Madaxweynaya ayaa warbaahi...
Monday, March 19, 2018
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xalay la kulmay madaxweyne Farmaajo
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa.
Xild...
Monday, March 19, 2018
-
Madaxayne Putin oo si wayn ugu guulaystay doorashadii madaxwaynanimada
Madaxwayne Vladimir Putin ayaa 6 sano oo kale xafiiska sii hayn doona ka dib markii uu si wayn ugu guulaystay doorashadii dalkaasi ka dhacday.
Khudbadda guusha oo uu ka jeediyay magaaladda Moscow ayaa waxa uu sheegay in nat...
Monday, March 19, 2018
-
Madaxwayne Geele oo Markale La Doortay Muddo Afar Sanno ah Iyo Sababaha Ku Soo Beegay Wakhti Xaadirkan
Madaxwayne Geele oo Markale La Doortay Muddo Afar Sanno ah Iyo Sababaha Ku Soo Beegay Wakhti Xaadirkan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 18, 2018
-
Haween Waynaha Beesha Ciidagalle oo Ka Biyo Diiday Jawaabtii Wasiir Gurri Sadheeye Shuruud Adagna Ku Xidhay Raali Galin Ay Qaataan.
Haween Waynaha Beesha Ciidagalle oo Ka Biyo Diiday Jawaabtii Wasiir Gurri Sadheeye Shuruud Adagna Ku Xidhay Raali Galin Ay Qaataan.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 18, 2018
« Previous Page — Next Page »