-
Amiirka Dalka Qatar oo Safiir Saamayntiisa Leh U Soo Magacaabau Somaliya
Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani ayaaSafiir awooddiisa dhameystiran tahay u soo magacaabay Soomaaliya, iyadoo lagu wado in dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Qatar.
Xasan Xamza Asad H...
Wednesday, March 21, 2018
-
Madaxweyne Trump oo u hambalyeeyay Putin
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la hadlay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin si uu ugu hambalyeeyo guushii uu doorashada ka gaaray maalmo ka hor.
Wuxuu sheegay in ay kulmi doonaan si ay isula soo qaadaan tartanka d...
Wednesday, March 21, 2018
-
Qaar ka Mid ah Haweenka Beesha Galbeedka Burco Eedaymo usoo Jediyay Wasirka Warfafinta
Qaar ka Mid ah Haweenka Beesha Galbeedka Burco Eedaymo usoo Jediyay Wasirka Warfafinta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 21, 2018
-
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay.
Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland oo Musuq-maasuq Baahsab Lagu Eedeeyay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 21, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Maalintii Shalay Ka Baxsaday Mudaharaad Lagaga Abaabulay Gudaha Hargeysa
madaxwaynaha somaliland kornayl muuse biixi ayaa maalintii shalay markii uu madaarka ka soo dagay ka war helay in mudaharaad wayn oo isaga iyo xukuumadiisa lagaga soo horjeeda ka istaadhanyahay wadada dheer ee tagta madaarka harge...
Tuesday, March 20, 2018
-
Taageerayaashii Bariga Burco ee Kornayl Muuse Biixi Codkoodii Siiyey oo Shaaciyey inay Fartoodii Eersadeen
Taageerayaashii Bariga Burco ee Kornayl Muuse Biixi Codkoodii Siiyey oo Shaaciyey inay Fartoodii Eersadeen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 20, 2018
-
Xildhibaan Obama Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekeda Berbera Iyo Loolanka Loogu Jiro Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye
Xildhibaan Obama Oo Ka Hadlay Heshiiska Dekeda Berbera Iyo Loolanka Loogu Jiro Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 20, 2018
-
Madaxwaynaha Kuuriyadda Koonfureed oo Shiinaha Ugu Baaqay Inaanu Is Cajabin.
Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa baarlamaanka dalkiisa u sheegay in ay waajib tahay in Shiinuhu uusan is cajabinin marka uu fiiriyo horumarka uu ku tallaabsaday.
Isaga oo khudbad ka jeedinaya gabogabada shirka sa...
Tuesday, March 20, 2018
-
Raysal Wasaarihii Ugu Mudada Dheeraa Dalka Jabuuti Oo Ku Geeriyooday Faransiiska Iyo Taariikh Nololeedkiisa –
-Raysal wasaarihii ugu mudada dheeraa dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa ku geeriyooday dalka Faransiiska.
Barkhad Gaarud Xamaduu ayaa wadanka jabuuti raysal wasaare ka ahaa mudo aad u badan oo gaadhaysa dhawryo sodon sa...
Tuesday, March 20, 2018
-
Somaliland Oo Halis Ugu Jirta Qalalaase Dhaqaale Oo Soo Food Saara Iyo Jaho-Wareer Ka Taagan Suuqyada
Kadib markii shirkaduhu ay fuliyeen go’aankii xukuumada ee ahaa in meesha laga saaro lacagta elektarooniga ah doolarka ee ka yar 100 doolar ayaa guud ahaanba waxa suuqa laga dareemay hoos u dhac dhanka wax kala iibisiga ah iyo i...
Tuesday, March 20, 2018
« Previous Page — Next Page »