-
Maraykanka oo Ruushka ku Eedeeyay Hagardaamo
Dowladda Maraykanka ayaa is barbar taagay dowladda Britain, kuna eedeeyay Ruushka in ay halis galinayaan ammaanka adduunka.
Afhayeenka Aqalka Cad Sarah Sanders ayaa sheegtay in Britain ay ku saxantahay ceeyrinta 23-da dublamaas...
Thursday, March 15, 2018
-
Aqalka sare oo ku kala aragti duwan doodda xeerkii Golaha shacabka uu ka soo saaray shirkadda DP World
Xildhibaannada Aqalka sare ayaa lagu waramayaa in ugu danbeyntii ay kula tageen kulan muddo dheer qaatey oo looga dooddayay go’aanka Aqalka sare uu ka qaadanayo Xeerkii maalin ka hor xildhibaannada Golaha shacabka isku raaceen e...
Thursday, March 15, 2018
-
Gudoomiye Jawaari oo Meel Adag Iska Taagay Mooshin Golaha Shacabwaynaha Somaliyeed Ku Qaadeen
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ka hadlay mooshin ay ka soo gudbiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku baaqay in la ilaaliyo midnimada baarlamaanka, isaga oo dhinaca kalana sheeg...
Thursday, March 15, 2018
-
Suldaan Cune oo ka hadlay Weerarka Xukumada Kornayl Muuse Biixi Ku Qaaday Telesom & Zaadka + Arrimo Kale oo Xasaasiya
Suldaan Cune oo ka hadlay Weerarka Xukumada Kornayl Muuse Biixi Ku Qaaday Telesom & Zaadka + Arrimo Kale oo Xasaasiya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 14, 2018
-
Haween-weynaha Beelaha Ciidagale oo Eeddo culculcus Ku Miisay Wasiirka Warfaafinta + Raaligelin & Xilka-qaadis ay Dalbadeen
Haween-weynaha Beelaha Ciidagale oo Eeddo culculcus Ku Miisay Wasiirka Warfaafinta + Raaligelin & Xilka-qaadis ay dalbadeen
...
Wednesday, March 14, 2018
-
Dacwado Ka Dhana Shirkadda laydhka SOMPOWER oo Loo Gudbiyay Golaha Wakiillada Iyo Xildhibbaan Ka Hadlay (Daawo)
Dacwado Ka Dhana Shirkadda laydhka SOMPOWER oo Loo Gudbiyay Golaha Wakiillada Iyo Xildhibbaan Ka Hadlay (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 14, 2018
-
Dawlada Ingiriiska oo Eriday 23 Dublamaasi oo Ruush Ah Iyo Sababaha Keenay Wakhti Xaadirkan.
Dawladda Britain ayaa dalkeeda ka caydhisay 23 dublamaasi oo u dhashay dalka Ruushka ka dib markii maaddo sun ah la qaadsiiyay nin hore u ahaan jirey basaas Ruushka ah oo lagu magacaabo Sergei Skripal.
Dawladda Ruushk...
Wednesday, March 14, 2018
-
Wasiirka Warfaafinta oo Jabiyay Awaamiir Hore Uga Soo Baxday Xafiiska Madaxwayne Kornayl Muuse Biixi
Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan C/laahi Faarax (Guri-barwaaqo) oo maanta ka hadlayay kulan uu la yeeshay shaqaalaha wasaaradaasi ayaa hawl-wadeenada wasaarada warfaafinta ku am...
Wednesday, March 14, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftiguu Hogaaminyay oo Kulamo La Qaatay Wasiirka Madaxtooyada (Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ee marti-qaadka rasmiga ku jooga Isu-tagga imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatey wasiirka madaxtooyada ahna ra'isal wasaare ku xigeenk...
Wednesday, March 14, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Maalinta Bari Ah Saxeexo Heshiiskii Qabyadda ahaa ee Saldhiga Milatari Iyo Xaddiga Lacagta Xaqul Qalinka ah ee uu Qaatay.
Madaxwaynaha somaliland Muuse biixi ayaa la filayaa inuu Maalinta bari ah qalinka Ku duugo Heshiiskii Qabyadsda Ahaa ee saldhiga militari ee dawladda imaaraadku Ka samaynayso magaaladda berbera
Heshiiskan oo wareegiisii koobaad...
Wednesday, March 14, 2018
« Previous Page — Next Page »