-
Kornayl Muuse Biixi oo Sharciyadii Dalka jeebka Gashaday +Xuseen Axmed caydiid oo uu Qorsheeyay Inuu Xoog Booskiisa Ku Dhaafiyo
Madaxwaynaha somaliland ayaa qaadaya talaabo Soo dadajin karta but Burma xukuumadiisa waxaanu sifo sharci Darro ah booska kaga qaadayaa xildhibaan xuseen Axmed caydiid isagoo qorsheeyay Inuu Ku badalo Maxamed Muuse abees
https://...
Monday, April 16, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Habar awal oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Xisbiga Waddani
Suldaanka guud ee beelaha habar awal Suldaan maxamed suldaan cabdiaxmaan oo Ka Hadlay khilaafka xisbiga waddani
https://youtu.be/3FhrJ0gIr9M...
Monday, April 16, 2018
-
Madaxwayne Cabdi wali Maxamed Cali Gaas oo Ka Dareen Celiyay Hadalkii Cismaan Buurmadaw (Daawo)
Madaxwayne cabdi wali Maxamed cali gaas oo ka Dareen celiyay Hadalkii cismaan Buurmadaw
https://youtu.be/NOMCxubcaSM...
Sunday, April 15, 2018
-
Boqor Cismaan Buurmadaw oo Sheegay Inuu Dhexdhexaadin Ka Galayo heshiisiinta maamuladda Somaliland iyo Puntland
Boqor Cismaan Buurmadaw oo sheegay Inuu dhexdhexaadin Ka galayo heshiisiinta maamuladda somaliland iyo puntland
https://youtu.be/PkyewyfcMe0...
Sunday, April 15, 2018
-
Xoghayihii guud ee Xisbiga waddani oo Ka jawaabay xilka qaadistiisii,eedaymo culusna u jeediyay cirro
Xoghayihii guud ee xisbiga waddani oo waxba kama jiraan Ku tilmaamay xilka qaadistii lagu sameeyay sidoo kalena eedaymo culus hawada u mariyay cabdiraxmaan cirro.
https://youtu.be/nJFGRB09W0w...
Sunday, April 15, 2018
-
Maayar Soltelko oo Dhagaha Ka Furaystay Cabashooyinka Baahsan ee Kaga Imanaya Bulshadda Caasimadda
Maayirka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco cabashooyin is barkan ayaa muddooyinkii u danbeeyey uga imanaayay bulshada ku dhaqan caasimadda.
Waxa muddooyinkii u danbeeyey warbaahinta lagu arkaayey dadwayne cabasho xoogan ...
Saturday, April 14, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Gaadhay Dalka Sucuudiga Iyo Soo Dhawayn Balaadhan oo Lagu Qaabilay.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Dammaam ee boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha iyo Wefdiga la socda ayaa waxaa magalada Dammaam ee dalka Sacuudiga ku...
Saturday, April 14, 2018
-
Guddida Fulinta Xisbiga Waddani oo Xilkii Ka Xayuubisay Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani
Guddida Fulinta Xisbiga Waddani oo Xilkii Ka Xayuubisay Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 14, 2018
-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Cidda Ay U Cabanayaan Shaqaaluhu.
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha dawladda somaliland sharmaarke axmed geele ayaa markii ugu Horaysay Ka Hadlay cida ay u cabanayaan shaqaaluhu
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, April 14, 2018
-
Wasiirka Cadaaladda Somaliland Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar Ku Tagay Gobolka Hawd
Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa Safar ku tagay Gobolka hawd
https://youtu.be/KictORr9h98...
Saturday, April 14, 2018
« Previous Page — Next Page »