-
Dawladda Imaaraadka oo Sheegtay in Heshiiskii Dp World ee Dekedda Berbera ay Ka Saxeexdeen Dawladdii Xasan Sheekh
Dawladda Imaaraadka carabta ayaa Markii Ugu horaysay sheegtay inay heshiiskii dp world ee dekedda berbera ay ka saxeexdeen Dawladii Somaliya ee xasan sheekh
https://youtu.be/2J7AkUH8_bM...
Wednesday, April 18, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Khilaafkii Ragaadiyay Wasaaradda Warfaafinta
Madaxwaynaha Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay khilaaf baahsan oo mudooyinkii u dambeeyay Ka taagnaa Wasaaradda warfaafinta
https://youtu.be/oxvN-KZF6lQ...
Wednesday, April 18, 2018
-
Guddida Fulinta Xisbiga Waddani oo Doortay Xoghayaha guud ee Xisbiga
Gudida fulinta xisbiga waddani ayaa cod gacan taag ah Ku doortay xoghayaha guud ee xisbigaas
https://youtu.be/ZVlEoKvZQEE...
Wednesday, April 18, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha wakiiladda Somaliland oo Ka Hadlay Arrimo Ku Saabsan doorashooyinka
Gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland baashe maxamed faarax ayaa Ka Hadlay Arrimo Ku saabsan doorashooyinka La filayo inay Dalka Ka qabsoomaan
https://youtu.be/0X3F08Q0nq4...
Wednesday, April 18, 2018
-
Xildhibaan Nacnac oo Ku Baaqay In Xabsiga Loo Taxaabo Boqor Cismaan Buurmadaw
Xildhibaan axmed maxamed diiriye Nacnac oo kamida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa ku baaqay in Xabsiga loo taxaabo Boqor Cismaan Buurmadaw oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland
https://youtu.be/aZqXHZ2HCL4...
Tuesday, April 17, 2018
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Qorshe Balaadhan oo wasaaradda Lagu Soo Kordhiyay
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Somaliland yaasin xaaji maxamuud ciir faratooon ayaa Ka hadlay qorshe cusub oo wasaaradda lagu Soo kordhiyay
https://youtu.be/381IlpaILBk...
Tuesday, April 17, 2018
-
Niciima Qorane Xeerka Lamariyay Hala Mariyo Boqor Buurmadaw”Chief Caaqil Bidhi Jaambiir
Xeerka niciima abwaan qorane Lamariyay hala Mariyo boqor Buurmadaw "Chief caaqil Bidhi jaambiir"
https://youtu.be/FxFfn_KmWNw...
Tuesday, April 17, 2018
-
Telesom oo Burisay Go’aankii Baanka Dhexe ee Qiimaha Sarifka Shilinka Somaliland
Shirkadda telesom ayaa Burisay go'aankii sarifka lacagaha ee baanku maalin walba qoraalka ka soo saaro isagoo Soo dhex marinaya fariimaha shirkadda telesom
Baanka ayaa fariinta ku soo dirayaa in sarifku maanta marayo gacanta ho...
Tuesday, April 17, 2018
-
Xuseen Axmed Caydiid oo Ka Hadlay Dagaalka Qaawan ee ay Xildhibaanimadiisa Ku Hayso Xukuumadda Muuse Biixi
Xuseen Axmed caydiid ayaa Markii Ugu horaysay Ka hadlay dagaalka Qaawan ee at Xildhibaanimadiisa Ku hayso xukuumadda Muuse biixi
https://youtu.be/tjEcD0_AHgc...
Monday, April 16, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Boqor Cismaan buurmadaw
Suldaaan maxamed Suldaan Cabdi qaadi ayaa Jawaab adag Ka bixiyay hadal ka Soo yeedhay Boqor cismaan Buurmadaw
https://youtu.be/trz65vXk8n8...
Monday, April 16, 2018
« Previous Page — Next Page »