Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
“Boqor Cismaan Waxa uu Ku Eedaysan Yahay Inuu Ku Kacay Qarandumis, Waxaana Loo Hayaa Marag Muujin Ku Filan” Afhayeenka Booliska JSL
Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay, Boqor Cisman Aw Maxamuud Buurmadaw oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland, waxaanay ciidamada boolisku Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow ka qabteen hudheelka Maansoor oo...
Friday, April 20, 2018
Maxaa Ka Jira Inuu Muuse Biixi Istiqaaladdii Ka Diiday Agaasimihii Qorshaynta ee Todobaadkii Hore Iscasilay??
Warar iyo xoggo uu wargeyska Somalilandtoday ka helayo ilo wareedyo ku sugan qasriga Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweyne Biixi uu diiday inuu aqbalo warqad iscasilaadda Agaasimihii wasaarada qorshaynta qaranka Cabd...
Friday, April 20, 2018
Masuuliyiin Madaxwaynaha Ugu Baaqay Inuu Kansalo Heshiisyada Dekedda iyo Saldhiga
Dawladda Imaaraadka carabta ayaa badhil kula kacday xukuumadda Somaliland iyo shacbiga reer Somaliland kadib markii wasiiru dawlaha arrimaha dibadda ee Imaaraadku xaqiijiyey inaanayy Somaliland xidhiidhba la lahayn haba yaraadee s...
Friday, April 20, 2018
Sacad Cali Shire oo Ku Gacan Saydhay Hadalkii Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta
Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada ee Dawlada UAE oo u waramayay Laanta Afka Carabiga ee BBC-da ayaa markii ugu horeysay sheegay in dawladoodu ixtiraamayso Midnimadda Wadanka Soomaaliya. waxa uu soo qaatay heshiiska DP World iyo ...
Friday, April 20, 2018
Maayar Soltelko oo Tufaxaytay Xaraashka Hadhaaga Dhulka Danta Guud ee Caasimadda
Hargeysa (BGM) Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soolteelko) ayaa la sheegay inuu ku hawlan yahay xaraashka dhul dan guud ah oo ku yaalla xaafadda Masallaha ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargey...
Thursday, April 19, 2018
Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Ka Hadlay Xaaladda Berbera Iyo Boob Lagu Hayo Dhulkii Dawladda ee Berbera (Daawo)
Xildhibaan Ibraahin mahdi buubaa ayaa ka Hadlay xaaladda Magaaladda Berbera iyo bomb Lagu hayo dhulkii dawladda ee Berbera https://youtu.be/VY3xQvjxk4g...
Thursday, April 19, 2018
Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Dhawaaqii imaaraadka Madaxwayne Muuse Ugu Baaqay Iscasilaad
Gudoomiyaha Xisbiga waddani ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay dhawaaqii ka Soo yeedhay dawladda imaaraadka,madaxwayne muuse biixina ugu baaqay is casilaad https://youtu.be/13UIekyozHU...
Thursday, April 19, 2018
Qaar Kamida Siyaasiyiinta Somaliland oo Ka Cadhooday Dhawaaqii Imaaraadka, Fartana Ku Goday Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa
Qaar kamida siyaasiyiinta Somaliland oo Ka Cadhooday Dhawaaqii ka Soo yeedhay dawladda Imaaraadka, eedaymo culusna Ku hurgufay xukuumadda Madaxwayne Biixi https://youtu.be/ArxP1hWbACw...
Thursday, April 19, 2018
Madaxwayne Muuse Biixi Waa Local Anigaa Ku Leh”Proff Ismaaciil Buubaa”
Madaxwayne localbaad tahay Anaa kuleh profesor Ismaaciil buubaa oo sheegay in madaxwayne Biixi local yahay https://youtu.be/EX_C3-UA3BQ...
Thursday, April 19, 2018
Faysal Cali Waraabe oo Si Masuuliyad Darro Ku Dheehantahay Uga Hadlay Xadhiga Niciima”Inantan yar Waxa Laga Dhigay HERO”
Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal Cali Waraabe ayaa si masuuliyad darro Ku dheehantahay uga Hadlay Xadhiga Niciima abwaan qorane https://youtu.be/EOqk9LxTKmM...
Wednesday, April 18, 2018
« Previous Page
—
Next Page »