-
Madaxtooyadda oo sheegtay in Madaxwaynuhu Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Imaaraadka oo Hargeysa Jooga
Madaxtooyadda Somaliland ayaa sheegtay in madaxwayne biixi kilns la qaatay Wafti ka socda Dalka imaaraadka oo aan meeqaamkooda la cadayn
https://youtu.be/batM3_8aio8...
Sunday, April 22, 2018
-
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani oo Sheegay inaan Xukuumaddu Jawaabtii Looga Fadhiyay ka Bixin Hadalkii Imaaraadka
Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa sheegay inaan xukuumadu jawaabtii Ku haboonayd ka bixin hadalkii imaaraadka
https://youtu.be/VB69mgkY930...
Sunday, April 22, 2018
-
Hadii Muuse Si Toosa U Jawaabi Waayo oo uu Isdifaaci Waayo Waxaanu Ku Baaqaynaa “Gudoomiye Doob”
Hadii muuse Biixi si toosa u Jawaabi waayo oo isdifaaci waayo Waxaanu
https://youtu.be/G8_p3MbtClg...
Sunday, April 22, 2018
-
Garab Shaaciyay Inay Ka Go’aan Xisbiga Waddani Iyo Xoghaye uurcade oo Ku Jira
Xoghayihii Hore ee xisbiga waddani Iyo garab uu hogaaminayo ayaa shaaciyay Inay Ka go'wen xisbiga waddani
https://youtu.be/HB6NpQK1-Lw...
Sunday, April 22, 2018
-
Sii Daynta Degdega ah ee Cismaan Buurmadaw oo Badka Soo Dhigtay Cadaalad Darrada Iyo Kala Saraynta Ka jirta Somaliland.
Xadhigii Iyo sii dayntii saacaduhu u dhexeeyeen ee Boqor cismaan Buurmadaw ayaa badka soo dhigay kala Saraynta Xuquuqeed ee Beelaha Somaliland iyadoo ay cadaatay in beelo kaliya loo adeegsado cabudhin Iyo cagajuglayn gaar ah isl...
Saturday, April 21, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Arab oo Booqday Dugsiyadda Dayib Gurey Iyo Quule Aadan + Fariin Adag oo uu U Diray Golaha Deegaanka Hargeysa
Suldaanka guud ee Beelaha ARAB ayaa Maanta Booqday dugsiyadda Dayib gurey iyo quule aadan,Fariin Adagna u Diray golaha Deegaanka hargeysa
https://youtu.be/4zbX0KJ27j0...
Saturday, April 21, 2018
-
Dinwaan Galintii Shaqaalaha Dawladda oo Soo Dhamaatay iyo Gudooomiyaha Haayadda Shaqaalaha oo Ka Hadlay (Daawo)
Dinwaangalintii shaqaalaha Dawladda oo soo xidhmay iyo gudoomiyaha haayadda shaqaalaha oo ka hadlay
https://youtu.be/mtV5eXPJT1k...
Saturday, April 21, 2018
-
Boqor Cismaan Buurmadaw oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sababaha Xadhigiisa Keenay Iyo Dambiga Lagu Eedeeyay (Daawo)
Boqor cismaan buurmadaw ayaa Markii Ugu horaysay Ka hadlay Sababaha Keenay xadhigiisa iyo dambiga lagu Eedeeyay
https://youtu.be/slCt0_QkN0Q...
Saturday, April 21, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Hadlay Dhawaaqii Imaaraadka Iyo Xadhigii Boqor Buurmadaw
Gudoomiyaha Golaha guurtida somaliland saleebaan maxamud aadan ayaa ka Hadlay Dhawaaqii Imaaraadka iyo xadhigii Boqor cismaan buurmadaw
https://youtu.be/EY0MmMD0ItQ...
Saturday, April 21, 2018
-
Waxaad Moodaysay in Xadhigga(Buurmadow) Laga Raadinayay (4.5) ” Boqor Buurmadaw Walaalkii oo Afka Furtay”
Faarax Aw Maxamuud Maxamed oo ah Boqor Buurmadow walaalkii ayaa sheegay in la bahdilay Boqorka markii la xidhayay loona soo diray ciidamo tiro badan oo u hanjabay dad waxgarad ah oo uu la joogay Hotel dad badani ku cawaynayeen. Wa...
Friday, April 20, 2018
« Previous Page — Next Page »