BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo U Kuurgalay Xaaladda Nololeed ee Danyarta Iyo Sicir Bararka Baahsan ee Dalka Ka Jira (Daawo)
April 27, 2018 - Written by admin

Gudooomiyaha Xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa isagoo u kuurgalay xaaladda nololeed ee bukhaadar Somaliland wuxuu booqday suuqyadda caasimadda si uu wax uga uga qaado Sicir bararka baahsan ee bulshadda Somaliland La daalaa dhacayso

COMMENTS