-
Xisbul Xaakimka Taladda Dalka Haya ee Kulmiye Aragti Noocee ah Ayuu Ka Qabaa in Haweenku Kursiga Madaxwaynaha Qaban karaan (Daawo)
Xisbul Xaakimka Taladda Somaliland haya ee kulmiye aragti noocee ah Ayuu Ka qabaa in Haweenku Dalka Madaxwayne Ka noqdaan
https://youtu.be/ztic2z0udOA...
Wednesday, April 25, 2018
-
Madaxwayne Hooyadaa Ayaa Ku Jirta Haweenka La Caayay “Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir”
Suldaanka guud ee Beelaha somaliland ayaa madaxwaynaha somaliland xusuusiyay in hooyadii Ku jirto haweenka uu aflagaadeeyay wasiir guri barwaaqo
https://youtu.be/362MeXt1qqI...
Wednesday, April 25, 2018
-
Mulkiilaha Shirkadda Asli Maydi oo Lagu Eedeeyay Inuu Dalka Ka Wado Qas iyo Qalalaanse Siyaasadeed
Mulkiilaha Shirkadda asli maydi oo lagu eedeyay Inuu Dalka Ka wado qas Iyo Qalalaanse siyaasadeed
https://youtu.be/Kko-jgSA74U...
Wednesday, April 25, 2018
-
Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May oo Taageeray Hadalkii Suldaanka Guud, Digniin Culusna U Diray Maayar Soltelko
Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Degmooyinka axmed dhagax iyo 31 May ayaa soo dhaweeyay islamarkaana Taageeray hadalkii dhawaan ka soo yeedhay suldaanka guud ee beelaha arab Suldaan cumar Suldaan maxamed suldaan faarax waxay ay ...
Tuesday, April 24, 2018
-
Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Falal Amaan Darro Ka Wadda Xaafada Masalaha
Xoghayaha Dawladda hoose ee hargeysa ayaa falal amaan darro ka wada xaafadda masalaha ee caasimadda hargeysa.
Mr juxa ayaa qorshe dhinac ka raran kawada istaanka basaska siinay iyo masalaha Ku yaal Masalaha Hargeysa waxaanu wad...
Tuesday, April 24, 2018
-
Komishanka Doorashooyinka oo Markale Muran Galiyay Mudane ay u Sheegeen Inuu Isagu Xaq u U Leeyahay Buuxinta Boos Ka Banaanaaday Golaha Wakiiladda
Kalsoonida Lagu qabi Karo guddida doorashooyinka somaliland ayaa hoos u dhac wayni Ku yimi kadib markii ay markale Muran galiyeen xuseen Axmed caydiid inuu isagu xaq u leeyahay buuxinta boos ka banaanaaday golaha Wakiiladda somali...
Tuesday, April 24, 2018
-
Xoghayihii Xisbiga Waddani oo Waraysi Lala Yeeshay Isku Badalay Dagaal Gacan Ka Hadal Ah
Maxamed abdilaahi uurcade xoghayihii hore ee Xisbiga Waddani ayaa Waraysi uu la yeeshay wariye fadhfadhle oo haga barnaamijkii milicsiga siyaasiga ee universal tv uu isku badalay dagaal gacan Ka Hadal ah
https://youtu.be/F1cZK0QT...
Tuesday, April 24, 2018
-
Suldaaan Golaha Guurtida Ku Bogaadiyau Go’aankii ay Golaha Kaga Saareen Suldaaan Ismaaciil oo Ka Tirsan Golahaas
Suldaan golaha guurtida Somaliland Ku Bogaadiyau go'aankii golaha guurtida kaga saareen suldaan Ismaaciil oo Ka tirsanaa golahaas
https://youtu.be/Qr-Xt087QT8...
Monday, April 23, 2018
-
Cali Gurey Waa Isaaqa Dhadig “Suldaaan Maxamed Muuse Cunne”
Suldaaan Maxamed Muuse Cunne oo Cali gurey ku tilmaamay isaaqa Dhadig
https://youtu.be/U4WAKwXC8FA...
Monday, April 23, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Xilalkii Ka Qaaday Xubno Ka Tirsanaa Xisbigaas
Guddida fulinta Xisbiga Waddani waxa ay Maanta xilalkii ka xayuubiyeen xubno Ka tirsan Xisbiga oo Garab la samaysatay uurcade
https://youtu.be/s_SxdQbknEQ...
Monday, April 23, 2018
« Previous Page — Next Page »