BALIGUBADLE MEDIA
Fadlan Caawi Qoys Gabadhoodii oo Afar Jir ah uu Waraabe Ka Cunay (Daawo Qoyska Ilmahaas Yar ee Waraabuhu Cunay oo La Hadlay Warbaahinta)
April 29, 2018 - Written by admin

Fadlan ilaahay dartii u Caawi Qoys Gabadhoodii oo Afar Jir ah uu Waraabe Ka Cunay (Daawo Qoyska Ilmahaas Yar ee Waraabuhu Cunay oo La Hadlay Warbaahinta

 

Cabdi sool xuseen waa awawga gabadhan uu waraabuhu cunay wuxuu kaa mudanyahay inaad ilaahay dartii u soo caawiso lana qaybsato murugadda ku habsatay qoyskan

0634049678

 

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS