Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Shaqaalaha Wasaaradda ee Burco
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo kulan La qaatay shaqaalaha wasaradda ee Burco https://youtu.be/MM4wtmxFNS...
Saturday, April 28, 2018
Cabdilaahi Jawaan oo Kamid ah Komishankii Doorshooyinkii Wakiiladda Qabtay oo Badka Soo Dhigay Sababta Keentay Muranka La Galiyay Xildhibaanimadda Xuseen Axmed Caydiid
Siyaasi cabdilahi jawaan oo kamida madaxdii Komishankii qabtay doorashadii Wakiiladda oo ka hadlay cida xaqa u leh buuxinta booska Ka banaanaaday golaha wakiiladda, badalnaa soo dhigay fashilka dul hooganaya komishanka Doorasjadda...
Friday, April 27, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo U Kuurgalay Xaaladda Nololeed ee Danyarta Iyo Sicir Bararka Baahsan ee Dalka Ka Jira (Daawo)
Gudooomiyaha Xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa isagoo u kuurgalay xaaladda nololeed ee bukhaadar Somaliland wuxuu booqday suuqyadda caasimadda si uu wax uga uga qaado Sicir bararka baahsan ee bulshadda Som...
Friday, April 27, 2018
Besha Habaryoonis oo Go’aan Cad Ka Soo Saartay Xukuumadda Muuse Biixi
Daawo Beelaha habaryoonis oo go'aan cad ka qaadayaa muuse Biixi Iyo xukuumadiixukuumadiisa https://youtu.be/4zNh7XmLBss...
Friday, April 27, 2018
Xildhibaankii Damiintay Boqor Cismaan Buurmadaw oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Xukunkiisa
Xildhibaan siciid carte oo kamida golaha wakiiladda somaliland islamarkaana ah xildhibaankii damiintay Boqor Buurmadaw ayaa Sida fiinta uga Qayliyay Xukunka boqorka https://youtu.be/ynC5Bdc00zQ...
Friday, April 27, 2018
Xukuumadda Somaliland oo Digniin Adag U Dirtay Masuuliyiin Dawladda Somaliya Ka Tirsan oo Socdaal Ku Yimi Xuduudka Lawyacado
Taliyaha laanta socdaalka somaliland ayaa si adag uga hadlay Masuuliyiin laanta socdaalka Somaliya Ka tirsan oo Socdaal Ku yimi Magaaladda lawyacado https://youtu.be/qhrCc8z-z3Y...
Thursday, April 26, 2018
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Maanta Xukun Ku Riday Boqor Cismaan Buurmadaw
Maxkamadda Gobolka maroodijeex jeex ayaa maanta Xukun Ku riday boqor cismaan Buurmadaw https://youtu.be/aNDBloPvbqI...
Thursday, April 26, 2018
Nuxurka Khudbadii Gudoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group Ka Jeediyay Xafladii Xilwareejinta Gudoomiyaha Baanka Dhexe
Nuxurka khudbadii gudoomiyaha shirkadda Dahabshiil group Ka jeediyay xafladii Xilwareejinta Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland https://youtu.be/IVefdCF6adQ...
Thursday, April 26, 2018
Gudooomiye Cirro oo Si Adag Uga Hadlay Muranka La Galiyay Xildhibaanimadda Xuseen Axmed Caydiid (Daawo)
Gudoomiyaha xisbiga waddani cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi cirro ayaa Maanta so adag uga hadlay muranka La galiyay Xildhibaanimadda xuseen Axmed caydiid https://youtu.be/-lWPIUJQUp8...
Thursday, April 26, 2018
Darawaliinta Basaska U Kala Goosha Siinay Iyo Masalaha oo Wasiirka Daakhiliga Ugu Baaqay Inuu Faraha La Soo Khalkhal Galin uu Istaankooda Ku Hayo Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa
Basaslayda u kala gooshta xaafadaha Masalaha iyo siinay oo cabasho xoogan Ka muujiyay xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa + Baaq ay u direen wasiirka daakhiliga https://youtu.be/_HFbX0MIGdo...
Wednesday, April 25, 2018
« Previous Page
—
Next Page »