BALIGUBADLE MEDIA
Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Falal Amaan Darro Ka Wadda Xaafada Masalaha
April 24, 2018 - Written by admin

Xoghayaha Dawladda hoose ee hargeysa ayaa falal amaan darro ka wada xaafadda masalaha ee caasimadda hargeysa.

Mr juxa ayaa qorshe dhinac ka raran kawada istaanka basaska siinay iyo masalaha Ku yaal Masalaha Hargeysa waxaanu wadaa Qorshe uu istaanka basaska calaamadda oo iyaguna istaan kale oo gaar ah leh

Qorshanan ayay sida fiinta uga qayliyeen basaslayda siinay iyo masalaha kuwaas oo ka iyo diiday qorshahan dhagaraysan ee uu wato xoghaye juxa

Si kastaba ha ahaatee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa looga fadhiyaa inay si degdeg ah arinkan faraha ula Soo gasho Si aan qorshaha dhagaraysan ee xoghaye juxa amaan darro uga dhalin xaafadda.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS