-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Xilli ay Faro Galin Baahsan Ku Hayso Xisbiga Waddani Ku Baaqday In Miiska Wadahadalka Lagu Dhameeyo Xudunta Khilaafka
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ugu baaqay Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani in ay ku dedaalaan sidii ay khilaafka dhexdooda yaala ugu dhamaysan lahaayeen wada hadal.
Maxamed Kaahi...
Wednesday, April 11, 2018
-
War Deg Deg Ah:- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Is Casilay
Agaasimihii guud ee wasaarada qorshaynta iyo horu marinta somaliland Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Agaasime Cabdi Cali Jaamac ayaa qoraal ...
Wednesday, April 11, 2018
-
” Gudoomiyuhu Haku Soo Noqdo Xayndaabka Sharciga”Uurcade oo Xisbiga Waddani ugu Awood Sheegtay Cabdiraxmaan Ciro
" Gudoomiyuhu Haku Soo Noqdo Xayndaabka Sharciga"Uurcade oo Xisbiga Waddani ugu Awood Sheegtay Cabdiraxmaan Ciro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, April 11, 2018
-
Xukuumadayda Si Siman ayay Uga Wada Muuqdaan Beelaha Somaliland”Madaxwayne Biixi”.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay la waydiiyay su’aal ku saabsan sababta uu beelaha Somaliland ugu kala badiyay saamiga xukuumadda uu soo dhisay.
Madaxweyne Muuse Biixi oo waraysi dheer uu...
Wednesday, April 11, 2018
-
Gudoomiye Cirro oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani + Xoghaye Uurcadde oo Ku Gacan Saydhay (Daawo)
Gudoomiye Cirro oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani + Xoghaye Uurcadde oo Ku Gacan Saydhay (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, April 10, 2018
-
Dp World oo Markale Digniin Culus Hawadda U Marisay Dawladda Jabuuti
Sharikadda Maamusha Dekadaha ee DP World ayaa uga digtay Dowladda Jabuuti in Dekadda Dooraale ay ku wareejiso sharikad kale inta uu shaqeynaayo heshiiska ay DP World iyo Dowladda Jabuuti wada galeen.
Warbixin ay soo saartay...
Tuesday, April 10, 2018
-
Barcelona Iyo Mancity oo Si Wada Jira Uga Hadhay Koobka Champion Leagu Iyo Damaashaadka Liverpool Iyo Roma.
ooxda Barcelona ayaa ka hadhay tartanka xiisaha badan ee Champion League ka dib markii ay guul daro sadex gool iyo waxba ah kala kulantay kooxda reer talyaani ee Roma.
Is araga labaad ee labadan kooxood oo...
Tuesday, April 10, 2018
-
Aas Qaran oo Maanta Hargeysa Loogu Sameeyay Xildhibaan Inraahin Axmed Haybe
Waxa maanta magaaladda hargeysa aas qaran loogu sameeyay xildhibaan Ibraahin Axmed haybe oo kamid ahaa Mudanayaasha Golaha wakiiladda somaliland
https://youtu.be/1dBKTpKxr4M...
Tuesday, April 10, 2018
-
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Khilaaf Ka Dhex Qarxay Xisbiga
Xoghayaha guud ee xisbiga waddani maxamed cabdilaahi uurcadde ayaa markii ugu horaysay Ka Hadlay Khilaaf laba garab u kala jabiyay xisbiga
https://youtu.be/zijmthtRA1I...
Tuesday, April 10, 2018
-
Gudoomiye Jawaari oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Iscasilaadiisa Iyo arrimo Kale
Gudoomiayaha aqalka Shacabka somaliya ayaa markii Ugu horaysay ka hadlay sababaha keenay wakhti xaadirkan Iscasilaadiisa
https://youtu.be/tc9SxXnvarM...
Tuesday, April 10, 2018
« Previous Page — Next Page »