BALIGUBADLE MEDIA
Telesom oo Burisay Go’aankii Baanka Dhexe ee Qiimaha Sarifka Shilinka Somaliland
April 17, 2018 - Written by admin

Shirkadda telesom ayaa Burisay go’aankii sarifka lacagaha ee baanku maalin walba qoraalka ka soo saaro isagoo Soo dhex marinaya fariimaha shirkadda telesom

Baanka ayaa fariinta ku soo dirayaa in sarifku maanta marayo gacanta hore halka dolar 10,250 halka gacanta dambena ahayd 10,300

Hadaba adeegta sarifka telesom ee mobilka dhexdiisa ayaa Ku sarifaya halkii dolar 10,450 gacanta hore halka gacanta dambena tahay 10,800

Isku soo Wada duuboo telesom ayaa u muuqata inay awood Sharci Darro ah u sheeganaysa baanka dhexe ee somaliland

Isha Ku hay Baligubadlemedia

COMMENTS