|
wararka
-
Madaxwaynihi Hore ee Maraykanka Brack Obama Iyo Xaaskiisa oo Matalaya Filim Khatara
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiisa Michelle ayaa isku diyaarinaya sidii ay uga soo hormuuqan lahaayeen barnaamijka muuqalka ah ee Neftlix si ay u jilaan aflaan iyo barnaamijyo muuqaal ah.
Neftlix wa...
Tuesday, May 22, 2018
-
Agaasimaha DP World Oo Socdaal Ku Tagay Jabuuti Iyo Sucuudiga + Masar Oon Weli Ku Guulaysan Dedaalo Ay Wadaan
Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan wuxuu socdaal ku yimid dalka Djibouti. Sidaas waxa qoray wargeyska Indian Ocean.
Wargeysku, wuxuu sheegay in madaxa shirkadda DP wor...
Tuesday, May 22, 2018
-
Berbera: Xukuumadda Oo La Wareegtay Qalabka Lagu Baadho Tayada Shiidaalka
Berbera: Xukuumadda Oo La Wareegtay Qalabka Lagu Baadho Tayada Shiidaalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 22, 2018
-
Xisbiga WADDANI oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Internet-la’aanta Maalmihii U Dambeeyay Somaliland Ka Jirta
Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay internet la,aanta labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka taagnayd somaliland. Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukuumada dusha ka saaray inay masuul ka tahay ...
Tuesday, May 22, 2018
-
Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland oo Faah Faahin Ka Bixisay Khadka Internetka oo Saddexdii Maalmood ee U Dambeeyay Dalka Ka Go’an
Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland ayaa ka hadashay Internet-ka oo maalmihii u danbeeyay ka go-naa waddanka Somaliland, muuqaalka warkan oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 22, 2018
-
Madaxtooyada Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Xeebaha Haleelay
Sida aynu la wada socono waxa saddexdii maalmood ee u danbeeyey xeebaha Somaliland ka da’ayey roobab dabaylo wata oo isu bedelay duufaanno gaar ahaan gobolada Sanaag, Saaxil, Selel, Awdal iyo deegaamo ka mida waqooyiga Gabiley k...
Tuesday, May 22, 2018
-
Afayeenka Xisbiga Waddani oo Ku Gacan Saydhay Anshax Marin Xisbigoodu Ku Soo Rogay EX- Wasiir Duur Iyo Xildhibaan Waabeeye (Daawo)
Afayeenka Xisbiga Waddani oo Ku Gacan Saydhay Anshax Marin Xisbigoodu Ku Soo Rogay EX- Wasiir Duur Iyo Xildhibaan Waabeeye (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 22, 2018
-
“Waa Ayaan Darro In Dadkeena Marna Abaari Gumaado Marna Roob, oo Aynaan Xal U Hayn, Masuuliyaduna Waxay Saaran Tahay…” Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Xirsi Cali Xaaji Xasan, hogaamiyaha xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay masiibada iyo dhibaatada ay gaysteen duufaanada ka dhacaya gobollada dalka qaarkood, gaar ahaan gobollada xeebta ee Selel, Awdal iyo Saaxil.
Hogaamiyaha aya...
Tuesday, May 22, 2018
-
Cabdiqaadir Jirde oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay Xuska 15 May ee Kornayl Muuse Biixi Xusay, Sharaxaadna Ka Bixiyay Kulankii Madaxtooyadda
Cabdiqaadir Jirde oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay Xuska 15 May ee Kornayl Muuse Biixi Xusay, Sharaxaadna Ka Bixiyay Kulankii Madaxtooyadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 19, 2018
-
Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo soo Bandhigay Cadaalad-xumada Kornayl Muuse Biixi
Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo soo Bandhigay Cadaalad-xumada Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 19, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|