-
Wararkii U Dambeeyay Iyo Khasaaraha Naf Iyo Maalba Leh ee Soo Kala Gaadhay Ciidamadda Puntland iyo Somaliland
warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helayno deegaanka tukaraq ayaa sheegaya in khasaare baahsano soo kala gaadhay ciidamadda ku dagaalamaya jiidaas ee ka kala tirsan somaliland iyo puntland
khasaaraha soo gaadhay dhinaca som...
Thursday, May 24, 2018
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Heshiis Maraykanku Dhex Dhexaadiyey Oo Laga Gaadhay Colaada Tukaraq Iyo Cida Jabisay
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay heshiis uu maraykanku kala dhex dhigay somaliland iyo soomaaliya oo ay jabiyeen maamulka Puntland.
Gudoomiye Faysal oo goor dhawayd la hadla...
Thursday, May 24, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Ka Hadlay Dagaal Saaka Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaas
Kornayl Muuse Biixi oo Ka Hadlay Dagaal Saaka Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 24, 2018
-
TORONTO:- Fanaanka Qaboojiya iyo xaaskiisa Fanaanadda Sahra Mooge oo Casho sharaf loosameeyay DAAWO SAWIRO.
Magalada Toronto intii ay joogeen Labada fanaan Cabdi Qaboojiya iyo xaaskiisa Sahra Mooge ayaa Casho sharaf aad u baladhan loogu sameeyay waxaana xafladdaasi soo qaban qaabiyay Zuhuur Dhagowayne iyo Asxaabteeda.
...
Thursday, May 24, 2018
-
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Magacaabay Wasiiro,Wasiirul Dawlayaal Iyo Wasiir Ku Xigeeno Xukuumadiisa Ka Banaanaa
Raysal wasaaraha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay xubno iskugu jira wasiiro, wasiirul dawlayaal iyo wasiir ku xigeeno ka banaanaa xukuumadiisa.
War ka soo baxay xafiiska raysal wasaare...
Thursday, May 24, 2018
-
Qaar Kamida Mdaxdhaqameedkii Ka Soo Horjeeday Shirka Gerxajis oo Taageeray Shirkaas + Baaq Culus oo ay Hawadda Mariyeen (Daawo)
Qaar Kamida Mdaxdhaqameedkii Ka Soo Horjeeday Shirka Gerxajis oo Taageeray Shirkaas + Baaq Culus oo ay Hawadda Mariyeen (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 24, 2018
-
Dawladda Puntland oo Hanjabaad Culus Hawadda U Marisay Dawladda Somaliland + Go’aano Adag oo ay Soo Saareen.
Dawladda Puntland oo Hanjabaad Culus Hawadda U Marisay Dawladda Somaliland + Go'aano Adag oo ay Soo Saareen.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 24, 2018
-
” Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Khasaaraha Naf Iyo Maalba leh Ay Gaysatay Duufaantii Ku Dhufatay Qaybo Kamida Somaliland
” Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Khasaaraha Naf Iyo Maalba leh Ay Gaysatay Duufaantii Ku Dhufatay Qaybo Kamida Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 24, 2018
-
Waftigii Safarka Ku Joogay Laascaanood oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogay Bulsho Waynta Gobolka Sool
Guddiga golleyaasha qaranka Somaliland ayaa go’aanno kasoo aaaray colaadda deegaanka Tukaraq waxayna amarro Ku Bixiyeen In Aan Hubka Lala Dhex Mari Karin Laascaanood Marka Laga Reebo Ciidamada Amaanka iyo In Aan Magaalada Dhexde...
Thursday, May 24, 2018
-
F.C.Waraabe oo magacaabay Ergo uu shaaciyey inay dhexdhexaadinayso Beelaha ku dagaalamay Ceel-afweyn,Muuse Biixi,Siilanyo & Cabdiweli Gaasna si adag u duray
F.C.Waraabe oo magacaabay Ergo uu shaaciyey inay dhexdhexaadinayso Beelaha ku dagaalamay Ceel-afweyn,Muuse Biixi,Siilanyo & Cabdiweli Gaasna si adag u duray
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 22, 2018
« Previous Page — Next Page »