|
wararka
-
Waddanka Masar Oo War Cusub Kasoo Saaray Dhaawaca Mohamed Salah
Xidhiidhka kubadda cagta waddanka Masar ayaa war kasoo saaray xaaladda caafimaad ee weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah oo ku dhaawacmay ciyaartii finalka Champions League.
Salah ayaa gaaroonka laga saaray daqiiqaddii ...
Sunday, May 27, 2018
-
Gudoomiye Cirro Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiim Ah Oo Uu Kala Hadlay Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada Sweden Oo Uu Kulan La Qaatay
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Sweden.
Gudoomiye Cirro oo dhawaanahanba socdaal ku marayey w...
Saturday, May 26, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Duufaantii, Dagaalka Tukeraq iyo Qodobo Kale –
Madaxweyne Muuse Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Duufaantii, Dagaalka Tukeraq iyo Qodobo Kale -
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 26, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Itoobiya Bilaabayso Dhismaha Jidka Berbera Wajaale
Dawladda Somaliland ayaa sheegtay in la rajaynayo in dawladda Itoobiya dhawaan bilowdo dhismaha jidka isku xidhaya Dekedda Berbera iyo magaalo xuduudeedka Tog-wajaale.
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shi...
Saturday, May 26, 2018
-
“Boqor Buur Madow Sharciga Ayaa Xidhay”…..Madaxweyne Muuse Biixi
-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xadhiga boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow.
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee somaliland ayaa sheegay in boqorku u xidha...
Saturday, May 26, 2018
-
Waa Sidee Xaaladda Maanta Ee Deegaanka Tuka-raq Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Wararka ka imaanaya deegaanka Tuke-raq ayaa sheegaya in saaka xaaladda ay degantahay kadib dagaal dad badan ku dhinteen oo halkaasi ka socday muddo todobaadyo ah.
Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigtay Ciidamo gaadhaya 120...
Saturday, May 26, 2018
-
Halyeygii Reer Brazil Ee Ronaldo Nazario Oo Saadaaliyey Natiijada ciyaarta Finalka Real Madrid v Liverpool, Ka Hana Hadlay Mohamed Salah, Neymar, Ronaldo Iyo Messi
Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Kooxaha Ajax, Barcelona, Inter Milan iyo Real Madrid ee Ronaldo Nazario ayaa ammaan ballaadhan u jeediyey xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah, kaas oo uu tibaaxay inuu la mid yahay Lionel M...
Friday, May 25, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha ARAB-WAYNE oo Ka Hadlay Dagaaladda Soo Noqnoqday ee Ka Socda Deegaanka Tukaraq
Anigoo afkayga iyo ka Madaxdhaqaneedka idilkoodba ku hadlaya, waxaan marka hore dhamaan Umadda Reer Soomaaliland ku hambalyaynayaa Bisha barakaysan ee Ramadaan oon leeyahay Ilaahay(swt) haynaga aqbalo soonka, salaada iyo sadaqada ...
Friday, May 25, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Kafaalo Qaaday Nolosha Wiilkii Yaraa ee Reerkooda ku waayay Duufaantii Dalka Ka Dhacday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu kafaalo qaaday nolosha Ibraahim Muuse Cabdi oo ah wiil dhalinyaro ah oo masiibadii duufaantii ku dhufatay xeebaha Somaliland ku waayey qoyskiisi oo ka koobna...
Friday, May 25, 2018
-
Warbixinta Nin goobjoog u ahaa Dagaalkii saaka ka dhex qarxay Somaliland & Puntland oo ku sugan Tukaraq
Warbixinta Nin goobjoog u ahaa Dagaalkii saaka ka dhex qarxay Somaliland & Puntland oo ku sugan Tukaraq
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 24, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|