BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland Iyo Wafti Balaadhan oo uu Higaaminayo oo Safar Ku Yimid Buuhoodle Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay
May 31, 2018 - Written by admin

Wefti ka socda maamul gobolleedka Puntland ayaa maanta safar ku yimid deegaanka Buuhoodle, Wefdiga waxaa hoggaaminaya Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey, waxaana kamid ah kuxigeenka labaad ee shirguddoonka baarlamaanka Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye, Wasiiro iyo saraakiil kale.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS