|
wararka
-
Ma Dhabaa in Dawladda Federaalka Somaliya Ay Midawga Afrika Iyo Beesha Caalamka Ka Dalbatay In Ciidamadda Nabad Ilaalinta AMISOM La Keeno Qaybo Kamida Bariga Somaliland
warar hor dhac oo soo gaadhaya xarunta warqabadka ee baligubadlemedia ayaa sheegaya in dawladdda federaalka ee somaliya dalbatay in ciidamadda amisom la keeno qaybo kamida bariga somaliland gaar ahaan deegaanka tukaraq iyo agagaar...
Tuesday, May 29, 2018
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Warar Sheegaya Inay Laascaanood Imanayaan Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Iyo Midawga Afrika
-Xukuumada somaliland ayaa ganafka ku dhufatay warar sheegaya in magaalada Laascaanood ay ku wajahan yihiin wefti balaadhan oo ka socda qaramada midoobay iyo midawga Afrika.
Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo t...
Tuesday, May 29, 2018
-
Somaliland Oo Laga Reebay Koobka Adduunka Dalalka Aan La Aqoonsan, Sababta Ay Ku Dhacday Iyo Rajo La’aanta Ciyaaryahannadii Isku Diyaariyey
Jamhuuriyadda Somaliland kama mid aha dalalka sannadkan ku tartamaya Koobka Adduunkda waddamada aan la aqoonsanin ee dunida ee CONIFA, kaas oo ka dhacay waddanka Ingiriiska.
Somaliland ayaa ka qayb-gashay tartankii ugu damb...
Tuesday, May 29, 2018
-
Wasiirka Jidadku Waxba Kama Oga Hawadda Lagu Wareejiyay Somaliya “Xoghayaha Duulista Waddani oo Ka Hadlay Hawadda Somaliya Lagu Wareejiyay.
Wasiirka Jidadku Waxba Kama Oga Hawadda Lagu Wareejiyay SomaliyaHaboon "Xoghayaha Duulista Waddani oo Ka Hadlay Hawadda Somaliya Lagu Wareejiyay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 28, 2018
-
Xoghayaha Gaarka Ee Guddoomiye Cirro Oo Beeniyay In Uu Xisbigooda Ka Tirsan Yahay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya
Xoghayaha Gaarka Ee Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiqaadir Saalax Iidle ayaa beeniyay in guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya uu ka tirsan yahay Xisbigooda,
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 28, 2018
-
Magacyada Ciyaaryahanada Koobka Aduunka Ku Matalaya Wadamada Masar Iyo Jarmalka Oo Lagu Dhawaaqay
Tababaraha xulka Jarmalka ayaa Joachim Löw ayaa si rasmi ah u soo bandhigay ciyaartoyada ku matali doona dalkaasi koobka aduunka ee lagu qabanayo ruushka.
Ciyaaryahanada uu magacaabay tababaraha xulka Jarmalku ayaa ka ko...
Monday, May 28, 2018
-
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Xukuumadu u Iibisay Gaadhi Qiimihiisu ka Badan yahay $40,000 oo Dolar,
Iyadoo xaalado badan oo qalafsani ka jiraan guud ahaan dalka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwasoo ay kamid yihiin Dagaalka Tuko raq iyo sidoo kale, Roobabkii Duufaanada watay ee dhowaan ka gaystay waxyeelada naf iyo maalba qaar kamid...
Sunday, May 27, 2018
-
Cuqaasha & Qoorweynta Beesha SuGudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo Xilkii Laga Qaadayldaan Cune oo ka hadashay xadhigiisa & Arimo kale oo xasaasiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe ...
Sunday, May 27, 2018
-
Daawo: Cod Sira oo Laga Duubay Kornayl Maxamed Kaahin Axmed + Qodobo Xasaasiya oo uu Ka Hadlay
Daawo: Cod Sira oo Laga Duubay Kornayl Maxamed Kaahin Axmed + Qodobo Xasaasiya oo uu Ka Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 27, 2018
-
Warbaahinta MASAR Oo Si Weyn Ugu Eedaysay Sergio Ramos Inuu Badheedh U Dhaawacay Mohamed Salah
Warbaahinta kala duwan ee waddanka Masar ayaa eedaymo culus u jeediyey difaaca Real Madrid ee Sergio Ramos oo garabka bidix ka dhaawacay mucjisada Masar ee Mohamed Salah.
Ramos ayaa si adag ugu dhegay gacanta midig ee Salah...
Sunday, May 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|