BALIGUBADLE MEDIA
Magacyada Ciyaaryahanada Koobka Aduunka Ku Matalaya Wadamada Masar Iyo Jarmalka Oo Lagu Dhawaaqay
May 28, 2018 - Written by admin

Tababaraha xulka Jarmalka ayaa  Joachim Löw ayaa si rasmi ah u soo bandhigay ciyaartoyada ku matali doona dalkaasi koobka aduunka ee lagu qabanayo ruushka.

xulalka masar iyo jarmalka

Ciyaaryahanada uu magacaabay tababaraha xulka Jarmalku ayaa ka kooban 27 ciyaaryahan balse waxa laga rabaa inuu soo saaro 23 ciyaartoy.

Magacyada ciyaaryahanada uu magacaabay tababaraha xulka Jarmalka ayaa kala ahaa sidan

Gool-hayeyaasha: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Manuel Neuer (Bayern Munich), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona), Kevin Trapp (Paris Saint-Germain).

Daafacyada: Jerome Boateng (Bayern Munich), Matthias Ginter (Borussia Monchengladbach), Jonas Hector (FC Cologne), Mats Hummels (Bayern Munich), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Marvin Plattenhardt (Hertha Berlin), Antonio Rudiger (Chelsea), Niklas Sule (Bayern
Munich), Jonathan Tah (Bayer Leverkusen).

Qad-dhexleyaasha: Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Julian Draxler (Paris Saint-Germain), Leon Goretzka (Schalke 04), Ilkay Gundogan (Manchester City), Sami Khedira (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid), Mesut Ozil (Arsenal), Marco Reus (Borussia Dortmund), Sebastian Rudy (Bayern Munich), Leroy Sane (Manchester City).

Weeraryahanada: Mario Gomez (VfB Stuttgart), Thomas Muller (Bayern Munich), Nils Petersen (SC Freiburg), Timo Werner (RB Leipzig).

Xulka Dalka Masar Oo Lagu Dhawaaqay Ciyaaryahanada Kku Matalaya Koobka Aduunka

Gool-hayeyaasha: Essam El-Hadary (Al Taawoun), Mohamed El-Shennawy (Al Ahly), Sherif Ekramy (Al Ahly), Mohamed Awad (Ismaily).

Daafacyada: Ahmed Fathi (Al Ahly), Saad Samir (Al Ahly), Ayman Ashraf (Al Ahly), Mahmoud Hamdy (Zamalek), Mohamed Abdel-Shafy (Al Fath) Ahmed Hegazi (West Brom), Ali Gabr (West Brom), Ahmed Elmohamady (Aston Villa), Karim Hafez (RC Lens), Omar Gaber (LAFC), Amro Tarek (Orlando City).

Qad-dhexleyaasha: Tarek Hamed (Zamalek), Mahmoud Abdel Aziz (Zamalek), Shikabala (Al Raed), Abdallah Said (KuPS), Sam Morsy (Wigan), Mohamed Elneny (Arsenal), Kahraba (Ittihad), Ramadan Sobhi (Stoke City), Mahmoud “Trezeguet” Hassan (Kasimpasa), Amr Warda (Atromitos).

Weeraryahanada: Marwan Mohsen (Al Ahly), Ahmed Gomaa (Al Masry) Ahmed “Koka” Mahgoub (SC Braga), Mohamed Salah (Liverpool).

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS