BALIGUBADLE MEDIA
Ma Dhabaa in Dawladda Federaalka Somaliya Ay Midawga Afrika Iyo Beesha Caalamka Ka Dalbatay In Ciidamadda Nabad Ilaalinta AMISOM La Keeno Qaybo Kamida Bariga Somaliland
May 29, 2018 - Written by admin

warar hor dhac oo soo gaadhaya xarunta warqabadka ee baligubadlemedia ayaa sheegaya in dawladdda federaalka ee somaliya dalbatay in ciidamadda amisom la keeno qaybo kamida bariga somaliland gaar ahaan deegaanka tukaraq iyo agagaarkiisa si loo kala dhex galo ciidamadda somaliland iyo puntland ee halkaas ku dagaalamaya.

breaking news

ma jirto wax war ah oo ka soo baxay xukuumadda somaliland kaas oo ay kaga jawaabayso wararka soo baxaya balse ilowareedyadda aanu helayno ayaa sheegaya in xukuumadda kornayl muuse biixi la daalaa dhacayso cadaadis xoogan oo kaga socda beesha caalamka kaas oo ku aadan sidii ay ciidamadda uga saari lahayd deegaanka tukeraq ee gobolka sool

isku soo wada duuboo dalabkan dawladda federaalka somaliya u gudbisay beesha caalamka iyo midawga afrilka ayaa dhimbiil siyaasadeed ku noqon doona xukuumadda kornayl muuse biixi oo hore ula daala dhacaysa kala daadsanan dhinaca gudaha dalka ah kadib markii uu xukuumadiisa ka dhigay mid aan dadku u bogin islamarkaana arintan ayaa imanaysa xilli aad loo saadaalinayay in kornayl muuse biixi yahay madaxwayne taariikh madaw galinaya  dalka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS