|
wararka
-
Madaxii Goobjoogayaasha Caalamka Ee Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Oo Raali Gelin Bixiyey
-Madaxa Goobjoogayaasha Caalamiga Mr Michael Walls ayaa shaaca ka qaaday inaanay jirin haba yaraatee wax xidhiidh gaar-ahaaneed ama qeyb uu ka yahay maamulka xarunta Xarunta Dhaqanka Hargeysa, iyo Bandhiga Caalamiga ee Buugaagta H...
Sunday, July 29, 2018
-
Xildhibaan Jaamac Riyo oo Kamid Ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa
Alle haw naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Jaamac Faarax Axmed oo ku magac dheeraa Jaamac Riyo kana tirsanaa golaha guurtid Somaliland.
Xildhibaanka ayaa ugeeriyooday xanuun uu ujiifay mudooyinki...
Sunday, July 29, 2018
-
Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag U Weeraray Madaxweyne Muuse Biixi Kana Hadlay Kulankii Farmaajo
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa khudbad xasaasi ah u jeediyay dadweynihii soo dhawaynayay, waxaanu si faah-faahsan uga hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya...
Friday, July 27, 2018
-
Dawladda Soomaaliya oo Safiir U Magacawday Mid Ka Mid Ah Macalimiintii Jaamacada Hargeysa ee Muuse Biixi
Cabdillaahi Maxamed Odowaa oo maanta dawladda Soomaaliya u magacawday Safiir ayaa wakhtigii la magacaabay waxaa uu ku sugnaa magaalada Hargeysa, Hasayeeshee Saacado kad ib ayuu Hargeysa uga anbabaxay dhinaca Magaaladda Garoowe, ha...
Friday, July 27, 2018
-
Suldaan Cusub Oo Lagu Caleemo-Saarray Deegaanka Laan-qayrta ee Kililka Shannaad Ee Ethiopia
Waxa deegaanka Laan-qayrta ee degmadda Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia lagu Caleemo saarray Suldaan Xuseen Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Xuseen.
Munaasibaddii Caleemo-saarka Suldaan Xuseen Suldaan Cabdiq...
Friday, July 27, 2018
-
Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka Hadashay Arrimaha Ku Saabsan Soo Gudashada Xajka ee Shacabka Somaliland
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafu, waxa ay dadweynaha Somaaliland ku wargelinaysaa uguna bushaaraynaysaa, in howlihii Xajku si habsami leh u billaabmayaan berrito oo Jimca ah, haddii Alle idmo.
Waxa aynu ka war qabnaa in bishii...
Friday, July 27, 2018
-
“Shaqaalaha Dawladda Hoose Weli Mushahaarkii Baa Ka Maqan…..Kursiga Xoghayahana Mayorkaa Lacag Ku Bedela..” Cali X. Cawaale
"Shaqaalaha Dawladda Hoose Weli Mushahaarkii Baa Ka Maqan.....Kursiga Xoghayahana Mayorkaa Lacag Ku Bedela.." Cali X. Cawaale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, July 26, 2018
-
Shirkadda Laydhka Som power oo Laydhkii Ka Jartay Guryaha Cuqaal Ka Soo Jeeda Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May oo Ka Hadlay Kootadda Shirkadda
shirkadda laydhka som power oo kamida shirkadaha laydhka bixiya ee magaaladda hargeysa ayaa laydhkii Ka Jartay Guryaha ay Degen Yihiin Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmooyinka axmed dhagax iyo 31 may sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida...
Thursday, July 26, 2018
-
Oromada Itoobiya oo Sii Xoojisay Xasuuqii Ay Ku Haysay Dadka Somalida Ah + Tiro Kale oo Somali ah oo ay Qudha Ka Jareen
Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada ay dileen Afar Ruux oo Soomaali ah.
...
Thursday, July 26, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Markii Ugu Horaysay Soo Saaray Digreeto Cusub oo Ku Samaynayo Gole Cusub
Madaxwayne Farmaajo oo Markii Ugu Horaysay Soo Saaray Digreeto Cusub oo Ku Samaynayo Gole Cusub
...
Thursday, July 26, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|