-
Khilaaf Adag Oo Ka Dhex Taagan Masuuliyiinta Ugu Saraysa Wasaarada Caafimaadka Iyo Wasiirka Oo Qarka U Saaran Is Casilaad –
Khilaaf adag ayaa soo kala dhex galay masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada horu marinta caafimaadka somaliland.
Warar ay helayso shabakada Hadhwanaagnews ayaa sheegaya in khilaafka masuuliyiinta wasaarada caafimaadku uu salka ku h...
Thursday, July 26, 2018
-
Basaskii U Bixi Jiray Degmadda Maxamed Mooge Ee Hargeysa Oo Shaqadii U Joojiyay Waddo Xumo + Hargeysa oo Markii Ugu Horaysay U Baahan Laba Maayar
Basaska u baxa degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa saaka shaqo-joojin sameeyay. Waxay ka cabanayaan waddo xumo iyo Parking la'aan.
Dadweyne badan oo markay shaqo tagayaan basaska raaci jiray ayaa saaka lug ku ta...
Thursday, July 26, 2018
-
Faysal Cali Waraabe Waa Kii Shalay Lahaa Niciima Qorane Xabad Halagu Dhufto ee Isaga Maanta “Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Siyaasadda Laba Wajiilaynta ah ee Hogaamiyaha Ucid
Faysal Cali Waraabe Waa Kii Shalay Lahaa Niciima Qorane Xabad Halagu Dhufto ee Isaga Maanta Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Siyaasadda Laba Wajiilaynta ah ee Hogaamiyaha Ucid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 25, 2018
-
Prof.Samatar oo Shuruudo Ku Xidhay Inuu Qaato Xilka Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland
Prof.Samatar oo Shuruudo Ku Xidhay Inuu Qaato Xilka Wasiirka Arimaha Dibedda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 25, 2018
-
Xoggo Faahfaahinaya Heshiis Buuxa oo Laga Gaadhay Murankii Xajka Sanadka 2018-ka
Wasaaradda Aawqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka daneeya ama ka ganacsada arimaha Xajka ee sanadkan 2018-ka,ayaa waxa ay hehsiis ka gaadheen khilaafkii ka dhashay arimaha xajka.
Ku sima...
Wednesday, July 25, 2018
-
Hay’adda Isgaadhsiinta Mobile-ka Dunida (GSMA) oo Guddoomiyaha Telesom ka Waraysatay Adeegga Cusub ee Sarifka Mobilka (M-Exchange)
Claire Scharwatt oo ka tirsan Hay’adda isgaadhsiinta Mobilka ee Dunida (GSMA) ayaa waraysi xiiso badan la yeelatay Guddoomiyaha shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid.
Claire Scharwatt:Adeega Zaad wuxuu ka mid yahay...
Wednesday, July 25, 2018
-
Israa’iil oo Soo Ridday Diyaarad Dagaal oo Laga Leeyahay Dalka Suuriya
Israa'iil ayaa sheegtay in ay toogasho ku soo ridday diyaarad kuwa dagaalka ah oo ay leedahay Suuriya, taas oo gashay hawadeeda - arrintaas ayaana ah dhacdo naadir ah oo dhexmarta labadaas dal ee is haya.
Gantaalo ayaa lagu rid...
Wednesday, July 25, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Sheegay Inay Ka Tashanayaan Xukuumadda Kulmiye
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Sheegay Inay Ka Tashanayaan Xukuumadda Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 25, 2018
-
“In Hargeysa, Gabiley Iyo Berberi Ay Noqdaan Kaligood Noolaadayaal Ma Yeelayno…” Maayirka Burco Oo Sheegay In Cadaalad-darro Weyni Dalka Ka Jirto
Maayirka magaalada Burco Maxamud Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ayaa waxa uu sheegay in cadaalad-darro iyo dulmi weyni uu ka jirta Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 24, 2018
-
Cuqaasha Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31-ka May oo si adag uga hadlay Kootadda Shirkadda Korontadda Ee Sompower
Cuqaasha Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31-ka May oo si adag uga hadlay Kootadda Shirkadda Korontadda Ee Sompower
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 24, 2018
« Previous Page — Next Page »